{"id":53556,"date":"2018-09-02T13:42:09","date_gmt":"2018-09-02T11:42:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53556"},"modified":"2018-09-02T13:42:30","modified_gmt":"2018-09-02T11:42:30","slug":"akhriso-magacyada-golaha-wasiirrada-ee-ddsi-ee-barlamku-ansixiyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53556","title":{"rendered":"Akhriso magacyada golaha wasiirrada ee DDSI ee Barlamku ansixiyey"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">02 Sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Baarlamaanka dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha xukuummadda ee uu dhawaan magacaabay madaxweynaha cusub\u00a0Mustafe Muxumed Cumar, kuwaasoo isugu jira wasiirro iyo maareeyeyaal.<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53395\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d.png\" alt=\"45d\" width=\"641\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d.png 1155w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d-300x173.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d-768x444.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d-1024x591.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d-292x169.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d-638x368.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 641px) 100vw, 641px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Magacyada xubnaha la ansixiyey ayaa kala ah<\/p>\n<p>1 Madaxweynaha DDSI Mustafe Muxumed Cumar<\/p>\n<p>2 Madaxweyne Ku xigeen Aadan Faarax Ibrahim<\/p>\n<p>3 Wasiirka Biyaha Bashiir Shaafi<\/p>\n<p>4 Wasiirka Maaliyadda Bashiir Dubbad<\/p>\n<p>5 Wasiirka Madaxtooyada Xasan Dhaadhi<\/p>\n<p>6 Wasiirka Waxbarashada C\/laahi Maxamed Muuse<\/p>\n<p>7 Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed<\/p>\n<p>8 Wasiirka Beeraha C\/qaadir iimaan<\/p>\n<p>9 Wasiirka Howlaha Guud C\/fataax Sheekh Biixi<\/p>\n<p>10 Wasiirka Ganacsiga C\/raxmaan Axmed Xasan<\/p>\n<p>11 Wasiirka Ka hortagga Masiibooyinka Maxamed Cabdi<\/p>\n<p>12 Wasiirka Qurbajoogta Xabiib Xaaji<\/p>\n<p>13 Wasiirka Xeer-ilaalinta C\/wali Jaamac Ibrahim<\/p>\n<p>14 Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq<\/p>\n<p>15 Wasiirka Cadaaladda Mubaarak Sheekh Cumar<\/p>\n<p>16 Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha Xasan Aadan<\/p>\n<p>17 Wasiirka Haweenka Ayaan Cabdi Shukri<\/p>\n<p>18 Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali<\/p>\n<p>19 Wasiirka Dhalinyarada Xasan Faarax Cali<\/p>\n<p>20 Wasiirka Dooxooyinka Axmed Deeq Maxamed<\/p>\n<p>21 Wasiirka Sayniska Axmed Naaji<\/p>\n<p>22 Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Ilyaas Abiib<\/p>\n<p>23 Maareeyaha Xafiiska xirfadaha iyo tababarrada<\/p>\n<p>24 Maareeyaha Macdanta, Tamarta Mudane Lade C\/wali<\/p>\n<p>25 Maareeyaha Wakaaladda Jidadka Sacaada Giire<\/p>\n<p>26 Maareeyaha Wakaaladda Dakhliga Mudane C\/laahi Cabdi<\/p>\n<p>Madaxda cusub ee la magacaabay ayaa waxaa aad ugu yar dumarka marka la barbar dhigo dumarkii ku jiray maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar, badidoodna waxaa la sheegayaa in ay yihiin dad siyaasadda deegaanka ku cusub, una badan aqoonyahanno.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Baarlamaanka dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53395,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2191,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53556"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53558,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53556\/revisions\/53558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53395"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}