{"id":53563,"date":"2018-09-03T08:14:00","date_gmt":"2018-09-03T06:14:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53563"},"modified":"2018-09-03T08:17:50","modified_gmt":"2018-09-03T06:17:50","slug":"shirka-madaxda-dawlad-goboleedyada-soomaaliya-oo-maanta-ka-furmaya-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53563","title":{"rendered":"Shirka Madaxda dawlad goboleedyada Soomaaliya oo maanta ka furmaya Kismaayo, maxaa looga hadlayaa?"},"content":{"rendered":"<p>03 Sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Amaanka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa aad loo adkeeyay, ciidamo badan ayaana la geeyay xarunta uu ka dhacayo shirka madaxda dawlad goboleedyada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45b7a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53305\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45b7a.jpg\" alt=\"45b7a\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45b7a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45b7a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45b7a-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45b7a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45b7a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxda dawlad goboleedyada ayaa ku sugan magaalada Kismaayo, halkaasi oo uu maanta ka furmayo shirka madaxda maamul goboleedyada oo ku mideysan magaca golaha iskaashiga dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Waxaa xalay ka dhacay magaalada, Kulamo gaar gaar ah oo hordhac u ahaa shirka maanta ka furmayo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Waxyaabaha ugu badan ee shirkaan looga hadlayo waxaa ugu horeeya khilaafka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Jubbaland iyo\u00a0doorashooyinka\u00a0dalka,\u00a0Awood qeybsiga, qaybsiga Kheyraadka iyo Dib u eegista dastuurka.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle, Puntland iyo Jubbaland ayaa hada ku sugan Magaalada Kismaayo, halka madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uusan\u00a0weli gaarin magaalada Kismaayo balse la filaayo inuu gaara goordhow, wuxuuna shirku socon doonaa mudo sadex maalmood ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uzqvX801YqE\" width=\"680\" height=\"500\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_16_5b8c52d3ea623_rand td_block_template_1\">\u00a0Puntlandes.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Amaanka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa aad loo adkeeyay, ciidamo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53305,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1240,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53563"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53567,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53563\/revisions\/53567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53305"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}