{"id":53712,"date":"2018-09-07T19:07:39","date_gmt":"2018-09-07T17:07:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53712"},"modified":"2018-09-07T19:07:39","modified_gmt":"2018-09-07T17:07:39","slug":"baarlamaanka-jigjiga-oo-beddelay-calankii-magacii-dawlad-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53712","title":{"rendered":"Baarlamaanka Jigjiga oo beddelay calankii &#038; magacii dawlad deegaanka"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">07 Sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Baarlamaanka Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey go&#8217;aanno masiiri ah oo la hadal hayey tan iyo markii la magacaabay madaxweynaha cusub, Mustafe Muxumad Cumar (Cagjar).<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53368\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c8.jpg\" alt=\"45c8\" width=\"624\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c8.jpg 624w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c8-300x178.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c8-292x173.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Baarlamaanka oo saaka yeeshay fadhi aan caadi ahayn, ayaa waxay ugu horayn ku doorteen Gudoomiyaha baarlamaanka oo loo doortay <strong>Cabdi Maxamed Aadan (Ugaas),\u00a0<\/strong>Cabdullaahi Siciid Cumar ayaa isna loo doortay guddoomiyaha maxkamadda guud.<\/p>\n<p>Xubnaha baarlamaanka waxay isku raaceen in magaca dawlad deegaanka uu noqdo\u00a0<strong><i>Dawlad-deegaanka Soomaalida<\/i><\/strong>, lagana saaro<i>\u00a0<strong>Itoobiya<\/strong>.<\/i><\/p>\n<p>Waxay kaloo isku raaceen calanka dawlad-deegaanka oo noqonaya mid xagga dambe ku leh xiddigta cad ee shanta gees leh ee ku dhex jirta midabka buluugga ah.<\/p>\n<p>Calankan ayaa ahaa kii laga isticmaali jiray dawlad deegaanka, waxaase beddelay madaxweynihii hore, Cabdi Maxamuud Cumar.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa magaca<i>\u00a0<strong>Itoobiya<\/strong><\/i><strong>\u00a0<\/strong>laga reebay xisbiga maamula dawlad deegaanka oo hadda ka dib loogu yeeri doono<i>\u00a0<strong>Xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Soomaalida<\/strong>.<\/i><\/p>\n<p>Dhamaan qodobbadaas ayaa lagu ansixiyey si aqlabiyad ah.<\/p>\n<p>Xubnaha baarlamaanka waxay in muddo ah ka doodeen wax ka beddelka heesta calanka iyo maalinta fasaxa, waxayna ugu dambayntii ku heshiiyeen in arrimahaas loo saaro guddi ka soo talo bixiya waxa laga yeelayo.<\/p>\n<p>Qorshayaashan ayaa la hadal hayey tan iyo markii uu hogaanka qabtay Mustafe Cagjar.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 Sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Baarlamaanka Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey go&#8217;aanno masiiri ah oo la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53712","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1408,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53712","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53712"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53713,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53712\/revisions\/53713"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53368"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}