{"id":53781,"date":"2018-09-09T22:20:46","date_gmt":"2018-09-09T20:20:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53781"},"modified":"2018-09-09T22:20:46","modified_gmt":"2018-09-09T20:20:46","slug":"shariif-xasan-oo-ku-eedeeyey-dfs-inay-ka-horjeeda-fadaraalka-uguna-baaqay-shacbaka-kgs-inay-difaacdaan-fadaraalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53781","title":{"rendered":"Shariif Xasan oo ku eedeeyey DFS inay ka horjeeda Fadaraalka, uguna baaqay Shacbaka KGS inay difaacdaan Fadaraalka"},"content":{"rendered":"<p>09 Sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku laabtay magaalada Baydhabo oo si wayn loogu soo dhaweeyey ayaa ka hadlay xiriirka wadashaqaynta ee ay golaha dawlad Goboleedyadu u jareen DFS.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/35a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-53607\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/35a.jpg\" alt=\"35a\" width=\"632\" height=\"421\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/35a.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/35a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/35a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/35a-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/35a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/35a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/35a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 632px) 100vw, 632px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in shirkii ay Madaxda Dowlad Goboleedyada isugu tageen Magaalada Kismaayo uu ku yimid dhibaatooyin ay ka tirsanayaan dowladda haba ugu badnaatee inaysan DFS si daacad ah uga qeyb qaadaneyn dagaalka lagula jiro Alshabaab.<\/p>\n<p>Waxaa Saxaafada wax ka weeydiisay waxyaabihii keenay inay xiriirka u jaraan dowladda,waxana uu sheegay in ay hakiyeen xiriirkii Wadashaqeyn ay la lahaayeen dowladda ilaa ay uga soo jawaabeysana uu hakadka ku jiri doono.<\/p>\n<p>Shariif ayaa yiri \u201cAnaga dhibaatooyin badan oo aan tirsaneyno ayaa sabab u ah inaan hakino xiriirkii Wadashaqeyn ee DFS,waxana u aragnay in dowladdu ay ka soo horjeedo Fadaraalka, waxaana ugu baaqayaa Shacbaka koonfur Galbeed inay difaacdaan Fadaraalka, waxana ku cel celinayaa Fadaraalka difaaca&#8221;<\/p>\n<p>Isaga oo ka jawaabayay Qoraakii Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ka soo baxay ee looga dalbaday\u00a0dawlad goboleedyada inay xisaab celin sameeyaan ayuu sheegay in Warkaas ay ka arkeen Facebook, iyana sidoo kale ay Facebook ugu jawaabi doonaan.<\/p>\n<p>Dhagayso madaxweyne Shariif xasan<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-53781-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Shariif-Xasan-Sheekh.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Shariif-Xasan-Sheekh.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Shariif-Xasan-Sheekh.mp3<\/a><\/audio><br \/>\n<!-- [if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]--><br \/>\n<audio id=\"audio-234354-1\" class=\"wp-audio-shortcode\" style=\"width: 100%;\" preload=\"none\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Shariif-Xasan-Sheekh.mp3\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Shariif-Xasan-Sheekh.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Shariif-Xasan-Sheekh.mp3<\/a><\/audio><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53781","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1357,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53781","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53781"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53783,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53781\/revisions\/53783"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53607"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}