{"id":53893,"date":"2018-09-15T12:58:11","date_gmt":"2018-09-15T10:58:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53893"},"modified":"2018-09-15T12:58:20","modified_gmt":"2018-09-15T10:58:20","slug":"daawo-video-col-jamaal-baaxad-oo-beeniyey-inuu-dib-ugu-soo-noqday-somaliland-sheegayna-inay-buuraha-u-dhow-ceerigaabo-soo-galeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53893","title":{"rendered":"Daawo Video: Col. Jamaal Baaxad oo beeniyey inuu dib ugu soo noqday Somaliland sheegayna inay Buuraha u dhow Ceerigaabo soo galeen"},"content":{"rendered":"<p>15 Sep 2018 (Puntlandes) Col. Jamaal Ducaale Maxamed (Jamaal Baaxad) oo ah Sarkaal sare oo ka tirsan Jabhadda la baxday \u201dDib u-xoraynta Somaliland\u201d ee ku sugan gobolka Sanaag ayaa gebi ahaanba beeniyay in uu ka baxay jabaddaas, islamarkaana la heshiiyay maamulka Muuse Biixi.<\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\">\n<p>\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53151\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a8.jpg\" alt=\"45a4a8\" width=\"645\" height=\"503\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a8.jpg 645w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a8-300x234.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a8-292x228.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a8-638x498.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a8-100x78.jpg 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a8-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 645px) 100vw, 645px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Col Jamaal Baaxad ayaa horay u ahaa amaanduulaha guutada saddexaad ee ciidanka Somaliland, waxaana uu ka goostay 11 bishii Agoosto ee sannadkaan, isagoo ku biiray jabhad uu gobolka Sanaag ka as\u2019aasay Col. Siciid Cawil Jaamac (Caarre).<\/p>\n<p>Maalmo ka hor ayaa waxaa warbixino lagu daabacay wargees ka soo baxa magaalada Hargeysa lagu sheegay, in sarkaalkan Jamaal Baaxad uu heshiis la gaaray maamulka Muuse Biixi ee Jeegaanta\u00a0Somaliland, islamarkaana dib uga soo goostay jabhadda Caarre.<\/p>\n<p>Col. Jamaal Baaxad oo\u00a0ayaa waxa uu\u00a0sheegay inay hadda ku sugan yihiin buuraleyda\u201dHal-dhaagan\u201d ee qiyaastii 30km waqooyi kaga beegan magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, wuxuuna caddeeyey in si cad loogu been abuurta oo aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in uu heshiis la gaaray xukuumadda Muuse Biixi.<\/p>\n<p>Baaxad ayaa dhinaca kale xaqiijiyay in uu diyaarinayo weerarro uu ciidamada Somaliland kaga soo qaado dhanka buuraleyda gobolka Sanaag,isagoo fulinaya amarka hoggaamiyaha jabhadda la baxday\u201d<em>Dib u-xoraynta Somaliland\u201d<\/em>Korneyl. Siciid Cawil Jaamac(Caarre).<\/p>\n<p>Jabhaddaas ayaa la sheegay in ay udub-dhexaad u yihiin saraakiil sare oo dhammaantood ka goostay ciidamada Somaliland,waxaaana kamid ah;Muuse Axmed Yuusuf{Dheereeye),Siciid Cawil jaamac(Caarre) iyo Gamaal Ducaale Maxamed(Baaxad).<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wN-yAFhE_sc\" width=\"680\" height=\"500\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Sep 2018 (Puntlandes) Col. Jamaal Ducaale Maxamed (Jamaal Baaxad) oo ah Sarkaal sare oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53151,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53893","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1491,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53893"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53895,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53893\/revisions\/53895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53151"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}