{"id":53963,"date":"2018-09-17T21:04:37","date_gmt":"2018-09-17T19:04:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53963"},"modified":"2018-09-17T22:21:06","modified_gmt":"2018-09-17T20:21:06","slug":"muuqaalo-kulankii-golaha-shacabka-oo-xukuumada-rw-khayre-si-xun-loogu-weeraray-qaar-ka-mida-weerihii-muuqaalkii-xildhibaanada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53963","title":{"rendered":"Muuqaalo: Kulankii Golaha Shacabka oo xukuumada RW Khayre si xun loogu weeraray (qaar ka mida weerihii &#038; muuqaalkii xildhibaanada)"},"content":{"rendered":"<p>17 Sep 2018 (Puntlandes) Kulanka Golaha Shacabka ayaa maanta 17ka sep 2018 ka dhacay xarunta golaha ayna soo xaadireen 168 xildhibaan, ayaa waxaa looga hadlayaa amniga magaala Muqdisho koonfurta Soomaaliya oo faraha ka baxay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53948\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4.jpg\" alt=\"9\" width=\"502\" height=\"297\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4.jpg 1132w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4-300x178.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4-768x455.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4-1024x606.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4-292x173.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4-638x378.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 502px) 100vw, 502px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaanada hadlay ayaa Doodda khudbado aad u kululaa oo ku foorara hogaaminta ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre, waxaan idiin soo gudbinaynaa qaar ka tirsan khudbadihii ay Xildhibaannada ka jeediyeen kullanka oo qoraal iyo muuqaal ah.<\/p>\n<p><strong>Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi<\/strong> &#8220;qorshihii amniga ee RW Khayre noo keenay wuxuu noogu sheegay in aan kula xisaabtano 18 bilood kaddib haddii uu Amniga wax ka qaban waayo, isagaa na yiri intaas nagu qiimeeya oo nala xisaabtama&#8221;<\/p>\n<p>Saleeebaan waxaa uu intaas ku daray\u00a0\u201dwax ay soo kordhiyeen ma jirto, wakhtigii ay qabsadeena waa dhammaaday, marka intaas wax ka badan yaysan dadka wakhti ka lumin ee dadka haka hor waregeen\u201d<\/p>\n<p><strong>Xildhibaan\u00a0Cismaan Cilmi Boqore<\/strong> &#8220;aniga nin\u00a0Istaafkayga ayaa sitimaan ka hor ifeeray, Gudoomiyuhu markhaati buu ka yahay sababtuna waa ninkaas ..4 bilood mushahaar lama siin&#8221;<br \/>\nDaawo Xil Boqore<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/iL_gVOHpg5E\" width=\"500\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><strong>Xildhibaan Warsame Joodax<\/strong>\u00a0\u201dWaxaa muhiim ah in la xisaabtan dhamaystiran aan la samayno dhinacyada amaanka ku howlan\u201d<\/p>\n<p><strong>Xildhibaan\u00a0Maxamed Isaaq\u00a0Afaraalle<\/strong> \u201dDowladu halkii ay weerar ku ahaan lahayd Al-shabaab iyagaa weerar nagu ah, saxna ma ahan\u201d<br \/>\nDaawo khudbadii Xil Afaraalle<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7VfbFVs13GM\" width=\"500\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><strong>Hab-dhowraha<\/strong>\u00a0<strong>golaha shacabka\u00a0Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Xasan Nuux\u00a0<\/strong> waxaa uu sheegay in xoojinta amniga golaha shacabka dartiis lagu soo kordhiyay amniga eeyaha waxbaara<\/p>\n<p><strong>Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla<\/strong>\u00a0\u201dArrin la aqbali karo maahan in eeyo gaawaarideena baaran, eyna la maciin bido, sax ma ahan\u201d<\/p>\n<p><strong>Xildhibaan Cismaan Xaaji<\/strong>\u00a0\u201dDowladu jidkay ku carartaa, Magaalada amnigeeda waa sii xumaaday, waxaana cadayn u ah iyadoo la is dilaayo ayaa flim la iska duubayaa, Wadooyinka Muqdisho jid Cadde furan ma jiro, xaaladaasna waqti badan ayaan ku jirnay inaan ku sii jirnaana sax maahan\u201d<\/p>\n<p><strong>Xildhibaan Maxamed Ganey<\/strong> \u201cfadlan Ra\u2019isul wasaare \u00a0is casil waad fashilantay, shaqada dowladu waxay ku soo arurtay Facebook iyo Twiter\u201d<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Ganey waxaa uu intaasi ku daray \u201cDalka Alshabaab ayaa maamusha, waxaana sabab u ah iyagaa dadka canshuur ka qaada, xitaa dhinaca garsoorka iyagaa loogu adaa Tooratoorow\u201d.<br \/>\nDaawo khudbadii Xil Ganey.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/pKSuk0q3IIU\" width=\"500\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><strong>Xildhibaan Caasho Koos<\/strong> \u201cKalsooni kuma qabno ciidamada dowlada ee wadooyinka jooga, Qaarkood iyagaan ka baqnaa.\u201d<\/p>\n<p><strong>Xildhibaan Cismaan Xaaji<\/strong>\u00a0\u201cwaxaana maraynaa in qof <strong>2012kii<\/strong> ciidanka soo galay <strong>maanta Genaraal<\/strong> lagu dhigo ayaan maraynaa\u201d<\/p>\n<p><strong>Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi<\/strong>\u00a0\u201cAmnigu faraha ayuu ka baxay waxa uu marayaa heer shabaabku dadka baadaan, \u00a0Ra\u2019isul wasaaraha amnigu uu sheegayo ma ahan amnigii saxda ahaa ee dalku u baahnaa, \u00a0isagu geesaha ayuu iska marinayaa wiilal looo geliyay dhar isu eg.\u00a0 Madaxweynuhu wuxuu noo sheegay in laba sano gudohood uu ku soo afjari doono shabaab hadana waxaa ka dhiman 4 bilood ama wax ku dhow hadana halkaas ayaan maraynaaa\u201d<\/p>\n<p>Fiqi waxaa uu intaas ku daray\u00a0 \u201cAlshabaab magaalada ayay soo buux dhaafiyeen magaalada, \u00a0sababtaasna waxaa waaye hal sano Al-lshabaab dagaal laguma qaadin. Waxaa dhacday labo kun oo askari in laga qaaday dalkaa aanan laba ogeyn waxa laga dhigayo, danta laga leeyahay ma Alqaa\u2019idaa laga dhigaa ma Daacish garan mayno. Waxaa layaab leh in nin taliye ah hal maalin shaqadii laga eryay\u00a0 darajadiina laga baabi\u2019 iyay, dalkana kama bixi kartid la yiraahdo, \u00a0mudana dalkaan ka soo shaqeeyay, Kuwo yaryarna garaado aysan mudnayn la siiyay\u201d<br \/>\nDaawo khudbadii Xil Fiqi<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/gEhZId2bXPs\" width=\"500\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><strong>Xildhibaan Shiikh Aadan Madoobe<\/strong>\u00a0\u201dShacabku markay ku hungoobeen rajadii dawlada ay ka qabeen, Alshabaabkiina sii xoogeystay ayey bilaabeen inay Alshabaab iska laaluushaan\u201d<\/p>\n<p>Aadan madoobe\u00a0waxaa uu intaas ku daray &#8220;waxaan u jeednaa mas&#8217;uuliyaddii loo igmaday madaxda inay gabeen, oo dalkii maanta ku noqaon rabo in Alshabaab dib noo qabsadaan, in maanta aduunyadii naga joogsato, waxa soo s ocda waa loo jeedaa, shirarkii socday oo dhan markii dawladii iyo dawlad goboleedyadii laga go&#8217;een aduunyadii waa joojisay, waxaas oo dhan waa ka warqabnaa, cid kaa aamisaysa dawlad goboleed xamar ma aha ma jirto, haddii madaxweynihii min Bosaso ilaa Dhoobleey dhexdooda amarkiisa ku soconayn, see ku yahay madaxweynihii dalka?&#8221;<\/p>\n<p>Daawo khudbadii Xil aadan Madoobe<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/6X3WpmnzRw0\" width=\"500\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><strong>Xildhibaan Xuseen Carab Ciise:<\/strong>\u00a0\u00a0Amniga gudaha iyo kan dibadda khatarbaa ka jirta, isaga oo intaas ku daray Dalkaan waxaa ka jira cadaalad darro wayn iyo musuqmaasuq ballaaran, anigan oo xildhibaanka ah ayaa dhulkaygii la iigu haystaa oo sharciyo been la iisoo samaystay, Dadkuna iney shabaab u garsoor tagaan waa cadaalad darrada jirta iyo musuqa\u201d<br \/>\nDaawo xil khudbadii Xil Carab<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dNlOXxDO3iE\" width=\"500\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 Sep 2018 (Puntlandes) Kulanka Golaha Shacabka ayaa maanta 17ka sep 2018 ka dhacay xarunta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53948,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2045,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53963"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53977,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53963\/revisions\/53977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53948"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}