{"id":54004,"date":"2018-09-18T22:44:57","date_gmt":"2018-09-18T20:44:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54004"},"modified":"2018-09-18T22:44:57","modified_gmt":"2018-09-18T20:44:57","slug":"xildhibaan-beene-beene-raiisul-wasaaraha-waxaan-ka-sugayaan-inuu-horyimaado-golaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54004","title":{"rendered":"Xildhibaan Beene Beene \u201cRa\u2019iisul Wasaaraha waxaan ka sugayaan inuu horyimaado golaha&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>18 Sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaan Maxamuud C\/raxmaan Beene Beene ugu baaqay Xildhibaanada Golaha Shacabka inay hurdada ka kacaan, isla markaana la soo laabtaan doorkooda la xisaabtanka Xukuumadda, isagoo caddeeyay in Ra\u2019iisul Wasaaraha uu qaatay doorkoodii la xisaabtanka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/40.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54005\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/40.png\" alt=\"40\" width=\"619\" height=\"407\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/40.png 619w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/40-300x197.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/40-292x192.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/40-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 619px) 100vw, 619px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaan Beene Beene ayaa sheegay in Golaha Shacabka looga baahan yahay inuu la xisaabtamo Xukuumadda iyo Ra\u2019iisul Wasaaraheeda.<\/p>\n<p>Xildhibaan Beene Beene ayaa yiri \u201cWaxaa layaab ah in la xisaabtan la\u2019aanta Golaha Shacabka in Ra\u2019iisul Wasaaruhu uu isaga la xisaabtamo Wasiiradiisa, inta wasiir walba saddex daqiiqo u yeero oo sawiro laga qaado, aaway doorkeenii, waxaa ka codsanayaa Xildhibaanada inay hurdada ka kacaan\u201d<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa uu sheegay in dalka aanay ka jirin xasillooni siyaasadeed, isla markaana tusaale u soo qaatay heerka ay kala taagan yihiin Maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Ra\u2019iisul Wasaaraha ay ka sugayaan inuu hor-yimaado, balse aanu shacabka laga keenay degmooyinka hadalo loogu sacbo tumayo ka jeedin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-2y_F2GKXWg\" width=\"680\" height=\"578\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaan Maxamuud C\/raxmaan Beene Beene ugu baaqay Xildhibaanada Golaha Shacabka inay hurdada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54005,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1695,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54004"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54006,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54004\/revisions\/54006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54005"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}