{"id":54024,"date":"2018-09-19T21:57:42","date_gmt":"2018-09-19T19:57:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54024"},"modified":"2018-09-19T21:57:42","modified_gmt":"2018-09-19T19:57:42","slug":"akhriso-dooda-xildhibaanada-ee-arrimaha-amniga-oo-maalintii-sadexaad-lagu-dhaliilay-raiisul-wasaare-khayre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54024","title":{"rendered":"Akhriso Dooda Xildhibaanada ee arrimaha Amniga oo maalintii sadexaad lagu dhaliilay Ra\u2019iisul Wasaare Khayre"},"content":{"rendered":"<p>19 Sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Dooda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee Xildhibaanada\u00a0ay uga doodayeen\u00a0arrimaha Amniga\u00a0ayaa maalintii sadexaad\u00a0si xoogan loogu dhaliilay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya xasan Cali Kahye.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53948\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4.jpg\" alt=\"9\" width=\"635\" height=\"376\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4.jpg 1132w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4-300x178.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4-768x455.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4-1024x606.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4-292x173.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/9-4-638x378.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 635px) 100vw, 635px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ayaa waxaa soo xaadirtay 156 Xildhibaan, waxaana mar kale Xildhibaanada ay si qoto dheer uga hadleen amniga dalka iyo eedeymo ay u soo jeedinayeen Xukuumadda.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Xildhibaanada ka hadlay kulankii maanta ayaa ku eedeeyay Xukuumadda inay ku fashilantay amniga, isla markaana ay tahay in lala xisaabtamo waxaana idiinka soo qaadaynaa:<\/p>\n<p>Xildhibaan M.Cali ayaa yiri &#8220;Ciidankii soomaaliyed waa la baaba&#8217;shey, Xuquuq ahaan ayaa loo baaba&#8217;shey, Ciidan ahaan ayaa loo baaba&#8217;shey, daraja ahaanne waa loo baaba&#8217;shey&#8221;<\/p>\n<p>Hoos ka daawo khudbadii\u00a0Xildhibaan M.Cali<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lZdgL1KzmRo\" width=\"500\" height=\"378\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Xildhibaan Xasan ayaa yiri &#8220;Madaxweynaha marwalba wuxuu xirtaa tuuto kala duwan, marwalba wuxuu tagaa wasaaradda gaashandhiga, marwalba wuxuu iclaamiyaa dagaal joogta ah wuuna ka soo laabtaa&#8221;<\/p>\n<p>Hoos ka daawo khudbadii Xildhibaan Xasan<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/X6vTEhDOtek\" width=\"500\" height=\"378\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Xildhibaan Sakariye Fiqi Muxumud ayaa dooda amniga ee golaha shacabka ka sheegay in xukumadda aan lagu qiimeneyn xaladda amni uu dalka ku sugnaa sanadihii 2011 iyo 2012, balse lagu qiimeynaayo wixii ka danbeeyay bishii Febaraayo ee sanadkii 2017.<\/p>\n<p>Hoos ka daawo khudbadii\u00a0Xildhibaan Sakariye Fiqi Muxumud<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/nlUzJ1girVY\" width=\"500\" height=\"378\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Xildhibaan Sacdiya &#8220;Xildhibaanada intooda Badan waa wasiiro Mana Jiro wasiir halkaan Soo istaagay oo ka hadlay Xaalada Dalka, Ma aqaan ma caburin ayaa Jirta oo gadaal ka imaanaysa Mise arrima kale ayaa jira&#8221;.<\/p>\n<p>Hoos ka daawo khudbadii\u00a0Xildhibaan\u00a0Sacdiya<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/n3uw2i-nKJM\" width=\"500\" height=\"378\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur oo sheegay in amniga Muqdisho uu faraha ka baxay \u201d18 bilood lasoo dhaafay amnigii dalku faraha ayuu ka baxay\u201d<\/p>\n<p>Hoos ka daawo khudbadii\u00a0Xildhibaan\u00a0Cabdullahi Maxamed Nuur<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/6X_Se30ABY4\" width=\"500\" height=\"378\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Dooda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ee Xildhibaanada\u00a0ay uga doodayeen\u00a0arrimaha Amniga\u00a0ayaa maalintii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53948,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54024","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1404,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54024"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54025,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54024\/revisions\/54025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53948"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}