{"id":54040,"date":"2018-09-20T08:24:20","date_gmt":"2018-09-20T06:24:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54040"},"modified":"2018-09-20T08:24:20","modified_gmt":"2018-09-20T06:24:20","slug":"michael-keating-haddii-ay-somaliland-sameyn-karto-soomaaliya-waa-ay-sameyn-kartaa-waa-isla-dadkii","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54040","title":{"rendered":"Michael Keating &#8220;Haddii Ay Somaliland Sameyn Karto, Soomaaliya Waa Ay Sameyn Kartaa, waa isla dadkii&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>20 Sep 2018 (Puntlandes) Wakiilka sii baxaya ee\u00a0 Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya \u00a0Michael\u00a0Keating\u00a0oo wareysi siiyey barnaamijka GMT ee BBC News, isla markaana ka hadlayey doorashada 2020-ka ayaa sheegay in haddiiba qof\u00a0 iyo cod ah ka dhici karto Somaliland ay sidoo kale ka dhici karto Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/73.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53575\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/73.jpg\" alt=\"73\" width=\"720\" height=\"479\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/73.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/73-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/73-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/73-638x424.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/73-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mar la weydiiyey inuu ku dhahay inay qasab tahay in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhacdo Soomaaliya 2020-ka, waxaa uu yiri \u201cMarka hore, aniga ma aha waxaa sidaasi dhahaya, Soomaalida ayaa sidaa leh\u201d isaga oo intaa raaciyey \u201cin ay tahay caqabad jirta, Somaliland dadka waa diiwaan-geshan yihiin, doorasho baarlamaan ayaa ka dhacday, madaxweyne ayey\u00a0 doorteen, marka haddii ay Somaliland ay sameysay, waa isla dadkii, Soomaaliyana waa sameyn kartaa, waa la sameyn kartaa.<\/p>\n<p>Michael\u00a0Keating oo sii hadlaya \u201cArrimaha in la hadlayo ay tahay, su\u2019aasha waa haddii nidaamka doorasho uu ka soo bixi karo, natiijadii loo baahnaa, oo loo arko xaq ah, waa in aan bilowno in aan ka shaqeyno, wax kasta oo doorasho looga baahdlo, hadda inay dhaceyso ayaan aaminnay, waxaa u baahantahay guddi doorasho oo waxtar leh, cod-biixyeyaasha oo la diiwaan-geliyo, nidaam maxkamadeed, arrimahaas oo dhan waa in la shaqeysiiyo.<\/p>\n<p>Michael\u00a0Keating waxaa uu joogay shirkii London iyo shirar kale oo lagu gorfeeyey, la iskuna raacay doorashada qof iyo cod ee lagu wado inay Soomaaliya ka dhacdo 2020-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 Sep 2018 (Puntlandes) Wakiilka sii baxaya ee\u00a0 Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya \u00a0Michael\u00a0Keating\u00a0oo wareysi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53575,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54040","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1479,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54040"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54040\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54041,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54040\/revisions\/54041"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53575"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}