{"id":54109,"date":"2018-09-22T10:24:10","date_gmt":"2018-09-22T08:24:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54109"},"modified":"2018-09-22T10:24:32","modified_gmt":"2018-09-22T08:24:32","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-magacaabay-guddiga-xalinta-dhacdadii-geerida-suldaan-xasan-cali-jibriil","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54109","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Xalinta Dhacdadii geerida Suldaan Xasan Cali Jibriil."},"content":{"rendered":"<p>22 sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 22 Sep 2018 magcaabay Guddiga Xalinta Dhacdadii geerida Suldaan Xasan Cali Jibriil.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/download-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-50993\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/download-1.jpg\" alt=\"download\" width=\"370\" height=\"230\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xeer Madaxweyne Lr.199 ee Sep 22, 2018, kuna saabsan Xalinta Dhacdadii geerida Suldaan Xasan Cali Jibriil.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Madaxweynuhu Markuu Arkay: Dastuurka Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu la Tashaday: Isimadda iyo Wargaradka Gobolka Sanaag<\/p>\n<p>Markuu Garwaaqsaday: In loo baahan yahay in xal degdeg ah laga gaaro dhacdadaas<\/p>\n<p>Wuxuu Xeeriyey:<\/p>\n<p>Waxaa loo magacaabay guddiga hoos ku qoran oo ah xalinta dhacdadii geeridii Suldaan Xasan Cali Jibriil waxayna kala yihiin:<\/p>\n<p>1. Garaad Cabdulaahi Cali Ciid (Guddoomiye)<\/p>\n<p>2. Suldaan Ciise Maxamed Ciise<\/p>\n<p>3. Suldaan Axmed Bashiir Ducaale<\/p>\n<p>4. Islaan Xuseen Xaaji Cabdisalaam<\/p>\n<p>5. Maxamuud Maxamed Ducaale (Xoghayn)<\/p>\n<p>6. Sheekh Cabdulaahi Maclin Xasan (Qudubi)<\/p>\n<p>7. Sheekh Siciid Cusmaan Cali<\/p>\n<p>8. Nabadoon Siciid Cusmaan Cali<\/p>\n<p>Xeerkani waxa uu dhaqan galayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53164,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54109","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1266,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54109"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54111,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54109\/revisions\/54111"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53164"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}