{"id":54272,"date":"2018-09-29T10:35:38","date_gmt":"2018-09-29T08:35:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54272"},"modified":"2018-09-29T10:35:38","modified_gmt":"2018-09-29T08:35:38","slug":"qalbi-dhagax-oo-sheegay-in-uusan-doonayn-inuu-la-kulmo-madaxda-dowladda-federaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54272","title":{"rendered":"Qalbi Dhagax oo sheegay in uusan doonayn inuu la kulmo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>29 sep 2018 (Puntlandes) Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo ku sugan Magaalada Hargeysa ee Somaliland, ayaa sheegay inuu dhawaan booqan doono Puntland iyo dawlad Goboleedyada kale ee dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/18-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54273\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/18-4.jpg\" alt=\"18\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/18-4.jpg 678w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/18-4-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/18-4-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/18-4-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/18-4-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\">\n<p>Qalbi Dhagax oo ay warramayay BBC-da lana weydiiyay inuu Muqdisho tegi doono ayaa sheegay in xilligaan uusan tagayn Muqdisho, wuxuuse xusay in ay wanaagsanaan lahayd inuu la kulmo shacabkii Soomaaliyeed ee markii loo gacan geliyay Itoobiya sida weyn uga dhiidhiciyay, basle uusan doonayn inuu la kulmo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan doonayaan safarkeygan Hargeysa kaddib inaan booqdo Boosaaso oo ka tirsan Puntland, halkaasoo aan kula kulmi doono madaxda maamulka, sidoo kalena waxaan booqanayaa maamulka Galmudug,\u201d ayuu Wareysigiisa ku yiri Qalbi-dhagax.<\/p>\n<p>Qalbi Dhagax ayaa ka\u00a0meer-meeray inuu sheego xilliga uu Muqdisho booqanayo, wuxuuse ku adkeystay inuu xilliga ku habboon booqanayo, balse uusan xilligan sheegi karin xilliga ay noqonayso.<\/p>\n<p>\u201cMuqdisho waxaa ku sugan shacab i dareensiiyay wanaagga ay ii hayaan, waxayna ahayd inaan booqdo oo aan la kulmo, balse ma doonayo inaan wax kulan ah la yeesho qolyaha maamulka haya,\u201d ayuu yiri Qalbi-dhagax.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Somalia ayaa Qalbi Dhagax waxay ku wareejiye y dowladda Itoobiya sanadkii hore 2017,\u00a0waxaana taas kasii darnayd markii golaha wasiirada\u00a0Dowladda Federaalka ay go&#8217;aamiyeen in ururka xornimo u dirirka ONLF uu yahay Agragiso ayna u aqoonsan tahay taasoo ilaa hada aan waxba laga bedelin.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 sep 2018 (Puntlandes) Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo ku sugan Magaalada Hargeysa ee Somaliland,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54273,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54272","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1383,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54272","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54272"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54274,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54272\/revisions\/54274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54273"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}