{"id":54314,"date":"2018-09-30T12:20:29","date_gmt":"2018-09-30T10:20:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54314"},"modified":"2018-09-30T12:20:29","modified_gmt":"2018-09-30T10:20:29","slug":"wasiir-crashiid-dowladda-fadaraalka-waxay-ku-mashquushay-facebook-amniga-dalka-waxba-kalama-socoto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54314","title":{"rendered":"Wasiir C\/rashiid \u201cDowladda Fadaraalka waxay ku mashquushay Facebook, Amniga dalka waxba kalama socoto\u201d"},"content":{"rendered":"<p>30\u00a0sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Amniga Jubbaland C\/rashiid Janan ayaa ku eedeeyay dowladda Fadaraalka Soomaaliya in aanay waxba kala socon xaalada ammaan ee uu dalka ku sugan yahay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/58-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54315\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/58-2.jpg\" alt=\"58\" width=\"512\" height=\"384\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/58-2.jpg 512w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/58-2-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/58-2-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/58-2-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/58-2-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/58-2-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir C\/rashiid Janan ayaa sheegay in dowladdu aanay ka warqabin ciidamada Soomaaliyeed ee maalin kasta dagaalka ku jira, isagoo soo hadal qaaday Ciidamo lagu dilay Gobolada Gedo iyo Jubbada Hoose oo Shabaabka qaraxyo ku dileen<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dowladdu ay ku mashquulsan tahay kaliya baraha bulshada iyo dadka qoraalada ku soo qora Facebook ee buun buuniya iyada oo aan waxba qaban.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Soomaaliyeed ee maalin kasta dagaal galaayo ee aan laga war qabin oo laga jecel yahay kaliya 10 qof ama 20 qof qoraal ay Facebook soo dhigaan in la buun-buuniyo, halkaas\u201dayuu yiri C\/rashiid Janan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay dowladda Soomaaliyeed aanay xilligan la socon waxa ka socda dalka sida kan wax dilay iyo kan la dilay, kaliyana ku mashquulsan tahay baraha bulshada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30\u00a0sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Amniga Jubbaland C\/rashiid Janan ayaa ku eedeeyay dowladda Fadaraalka Soomaaliya in aanay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54315,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54314","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1228,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54314","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54314"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54314\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54316,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54314\/revisions\/54316"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54315"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54314"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54314"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54314"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}