{"id":54317,"date":"2018-09-30T12:26:15","date_gmt":"2018-09-30T10:26:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54317"},"modified":"2018-09-30T12:26:15","modified_gmt":"2018-09-30T10:26:15","slug":"xisbi-uu-hoggaaminayo-madaxweynihii-hore-ee-soomaaliya-xasan-sheekh-oo-looga-dhawaaqay-muqdisho-dhawaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54317","title":{"rendered":"Xisbi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo looga dhawaaqay Muqdisho dhawaan"},"content":{"rendered":"<p>30\u00a0sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Xisbi la magac baxay Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda (UPD) ayaa lagu wadaa in maalinta\u00a0 Khamiista ah ee soo socda looga dhawaaqo magaalada Muqdisho, kaasoo uu hoggaamiye u noqon doono Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/57-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54318\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/57-2.jpg\" alt=\"57\" width=\"696\" height=\"339\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/57-2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/57-2-300x146.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/57-2-292x142.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/57-2-638x311.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xisbigan ayaa waxaa ku midoobi doono kooxdii dalka hogaamin jirtay ee Damul Jadiid, Xisbigii Daljir, Kutlada Horusocod, PDP iyo Siyaasiyiin kale, waxaana xubnaha ugu firfircoon Xisbigan ka tirsan yihiin Baarlamaanka Labada Aqal.<\/p>\n<p>Xisbigan ayaa durba la shaaciyay Astaanta ama Logada uu yeelanayo, iyadoo shirweyne Xisbiga uu isugu imaan doono lagu ansixinayo Dastuurka Xisbiga.<\/p>\n<p>Shirweyne ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho Xisbiga Daljir ayaa waxay ku shaaciyeen inay si rasmi ah ugu biirayaan\u00a0midow Xisbiyo Qaran oo hal xisbi isku noqonaya, iyadoo dhaqan galkiisa uu bilaabayo maanta oo 30-ka bisha September ah.<\/p>\n<p>Kooxda Damul Jadiid ee uu ka tirsanaa Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayaa garwadeen ka ah aasaaska Xi sbigan iyadoo suxul duub ugu jirta sidii ay mar kale dalka ku hogaamin lahayd.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30\u00a0sep 2018 (Puntlandes)\u00a0Xisbi la magac baxay Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda (UPD) ayaa lagu wadaa in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54318,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54317","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1444,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54317"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54319,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54317\/revisions\/54319"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54318"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}