{"id":54354,"date":"2018-10-03T12:59:19","date_gmt":"2018-10-03T10:59:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54354"},"modified":"2018-10-03T12:59:19","modified_gmt":"2018-10-03T10:59:19","slug":"dhagayso-amiir-maxamuud-yuusuf-oo-ka-hadlay-kulankii-isimada-puntland-madaxweynaha-dds-mustafe-cagjar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54354","title":{"rendered":"Dhagayso: Amiir Maxamuud Yuusuf Oo Ka Hadlay Kulankii Isimada Puntland &#038; Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar"},"content":{"rendered":"<p>03 Okt 2018 (Puntlandes) Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise\u00a0oo kamid Isimada Puntland, kana mid ahaa Isimo Reer Puntland ah oo Dhowaan tagay Magaalada Jigjiga, ayaa Faah-faahin ka bixiyay kulan ay la yeesheen Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Mustafe Maxamuud Cumar (Cagjar).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54356\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a1.jpg\" alt=\"61a1\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Amiir Maxamuud ayaa Sheegay in Socdaalkii ay dhowaan ku tageen Magaalada Jigjiga uu ahaa midey ugu kuur-galayaan Isbedelka ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, maadama ay Dowlad Deegaanka ku yaallan Dhul ay Degan yihiin Dad Asal ahaan kasoo Jeeda Deegaanada Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-54357\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a2.jpg\" alt=\"61a2\" width=\"600\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a2.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a2-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a2-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a2-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a2-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a2-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a2-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/61a2-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Amiirka ayaa Sheegay in intii ay ku Sugnaayeen Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka ay Kulamo la qaateen Isimada Dhaqanka iyo Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar, ayna kala hadleen sidii uu u gaari lahaa Deegaanada Gobalka Wardheer Isbedelka Wanaagsan ee ku dhacay Dowlad Deegaanka.<\/p>\n<p>Waxaa uu Sheegay in si Wanaagsan halkaas loogu soo Dhaweeyay, ayna Isku Af-garteen Iyaga iyo Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Dhamaan Qodobadii ay ka wada-hadleen, ee ku saabsanaa Hormarinta Deegaanada Gobalka Wardheer iyo ka Shaqeynta Nabadda iyo Wada-noolaashaha.<\/p>\n<p>Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise, ayaa Sheegay in Madaxweynaha Dowlad Deegaanka\u00a0Mustafe Cagjar uu u Balanqaaday in Hormarka iyo Dowladnimada la gaarsiin doono Gobalka Wardheer oo aad uu u Dayacay Maamulkii Hore, ayna ka jiraan Dhibaatooyin Badan.<\/p>\n<p><strong>DHAGEYSO WAREYSIGA AMIIR MAXAMUUD YUUSUF CIISE.<\/strong><\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-54354-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Amiir-Maxamuud-Yuusuf-Ciise.mp3-Sax.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Amiir-Maxamuud-Yuusuf-Ciise.mp3-Sax.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Amiir-Maxamuud-Yuusuf-Ciise.mp3-Sax.mp3<\/a><\/audio><br \/>\n<!-- [if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]--><br \/>\n<audio id=\"audio-234354-1\" class=\"wp-audio-shortcode\" style=\"width: 100%;\" preload=\"none\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Amiir-Maxamuud-Yuusuf-Ciise.mp3-Sax.mp3\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Amiir-Maxamuud-Yuusuf-Ciise.mp3-Sax.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Amiir-Maxamuud-Yuusuf-Ciise.mp3-Sax.mp3<\/a><\/audio><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Okt 2018 (Puntlandes) Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise\u00a0oo kamid Isimada Puntland, kana mid ahaa Isimo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54356,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54354","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2271,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54354","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54354"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54362,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54354\/revisions\/54362"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54356"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}