{"id":54391,"date":"2018-10-05T08:21:15","date_gmt":"2018-10-05T06:21:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54391"},"modified":"2018-10-05T08:21:15","modified_gmt":"2018-10-05T06:21:15","slug":"akhriso-dawlada-somalia-oo-sheegtay-in-beesha-caalamku-ka-hor-timid-musharraxnimada-roobow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54391","title":{"rendered":"Akhriso: Dawlada Somalia oo sheegtay in Beesha Caalamku ka hor-timid musharraxnimada Roobow"},"content":{"rendered":"<p>05 Okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku sheegayso in beesha caalamku ay ka hortimid musharaxnimada Mukhtaar Roobow Abu Mansuur, oo shalay ku dhwaaqay inuu u tartamayo xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo lagu tartamayo bisha November ee soo socota.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/70.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54393\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/70.jpg\" alt=\"70\" width=\"598\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/70.jpg 598w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/70-300x191.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/70-292x186.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 598px) 100vw, 598px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dawladda ayaa qoraalkeeda ku sheegtay sidaan \u201cdawladdu iyadoo tixraacaysa\u00a0heshiisyada ay la gashay beesha caalamka ee la dagaalanka\u00a0argagixisada gelinaysana xuquuqda muwaadinku u leeyahay\u00a0inuu xil isu soo taago waxay cadaynaysaa in aanu Mukhtaar\u00a0Roobow (Abu-Mansuur) buuxin, fulina shuruudihi lagaga\u00a0qaadayey dhamaan cuna qabataynta aan soo sheegnay welina ay\u00a0saaranyihiin cunaqabataynti dowladaha caalamku saareen\u201d<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/71.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54394\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/71.jpg\" alt=\"71\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/71.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/71-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/71-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/71-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/71-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/71-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/71-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Halkaan ka akhrisi:\u00a0<span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53826\" target=\"_blank\">Waa kuma Musharax Koonfur Galbeed ee ay wadato dawlada Fadaraalku?<\/a><\/span><\/p>\n<p>Dawlada ayaa tan iyo intii uu sheegay Mukhtaar inuu isa soo dhiibay wadatay wuxuuna degenaa xarunta NISA, iyadoo u diyaarinaysay qabashada xilka madaxweynaha KGS. Dhawaan ayey ahayd Markii Gudoomiyaha gollaha Shacabku la kulmay Mukhtaar iyo musharaxiin uu ku jirtay uuna ka codsaday isagoo fulinaya amarka madaxda DFS in musharixiintu ku dabafaynaan Mukhtaar.<\/p>\n<p>Mukhtaar Roobow Abu Mansuur ayaa ahaa musharax ay dawladda Qatar wadato, waxaana rabitaankaas fulinayey saaxiibada dawladda ee dawlada Soomaaliya hogaamiya laakiin waxaa muuqata in xalay cadaadis badan la saaray si ay uga noqdaan waxayna tani dhabar jab ku tahay madaxda DFS oo sida indho la&#8217;aanta ah u taageerayey rabitaanka Qatar.<\/p>\n<p><strong>Akriso war-saxaafadeedka:<\/strong><\/p>\n<p>Wasaarada Amniga Gudaha Dowlada Federaalku Iyadoo ka\u00a0duulaysa xilka iyo waajibaadka dastuurka ku meel gaarka ah u\u00a0igmaday gaar ahaan La-socodka xaaladaha amni ee wadanka\u00a0iyo Dabagalka heshiisyadii horey loola galay hay\u2019adaha\u00a0caalamka kuna salaysan iskaashiga iyo wadashaqaynta amniga\u00a0guud ee dalka, deriska iyo caalamkaba.<\/p>\n<p>Hadaba, Wasaarada Amniga Guduhu iyadoo gudanaysa\u00a0waajibaadkeedaka fulainaysana go\u2019aanki madaxwaynaha Dowlada\u00a0Federaalka Soomaliya cafiska ugu fidiyey dhamaan\u00a0horjoogayaasha iyo xubnaha ka tirsan ururada argagixisada ah ee\u00a0ku sugan wadanka gudahiisa, waxay dadaal dheer u gashay sidi\u00a0looga miro dhalin lahaa cafiska Madaxwaynahu ku dhawaaqay.<\/p>\n<p>Talaabooyinka ay Wasaardu qaaday waxa ka mid ah, heshiiski ay\u00a0la gashay bulshada caalamka ee lagu (hakiyey) xayiraadi saarnayd\u00a0Mukhtaar Roobow (Abu-Mansuur), hase ahaatee ay shuruudo ku\u00a0xirnaayeen in dhamaan laga wada qaado cunaqabatayntii saarnayd, sida, xayiraada dhaqdhaqaaqa, xayiraada boliska\u00a0caalamka iyo xayiraada dhinaca dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Sidaas darteed, Wasaarada Amnigu iyadoo tixraacaysa\u00a0heshiisyada ay la gashay beesha caalamka ee la dagaalanka\u00a0argagixisada, tix gelinaysana xuquuqda muwaadinku u leeyahay\u00a0inuu xil isu soo taago waxay cadaynaysaa in aanu Mukhtaar\u00a0Roobow (Abu-Mansuur) buuxin, fulina shuruudihi lagaga\u00a0qaadayey dhamaan cuna qabataynta aan soo sheegnay welina ay\u00a0saaranyihiin cunaqabataynti dowladaha caalamku saareen.<\/p>\n<p>Taasina\u00a0ay ka reebayso tartanka doorashada madaxtinimada dowlad\u00a0goboleedka koonfur Galbeed.\u00a0Ugu dambayn, Wasaaradda Amniga Dowlada Federaalku waxay ku\u00a0wargelinaysa Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur\u00a0Galbeed dhamaan asbaabaha aan kor kuso xusnay ee ku saabsan\u00a0dooroshooyinka soo socda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/69.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-54392\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/69.jpg\" alt=\"69\" width=\"659\" height=\"1172\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/69.jpg 1152w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/69-169x300.jpg 169w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/69-768x1365.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/69-576x1024.jpg 576w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/69-292x519.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/69-638x1134.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 659px) 100vw, 659px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku sheegayso in beesha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54393,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54391","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2028,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54391","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54391"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54395,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54391\/revisions\/54395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54393"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}