{"id":54415,"date":"2018-10-06T10:15:51","date_gmt":"2018-10-06T08:15:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54415"},"modified":"2018-10-06T10:15:51","modified_gmt":"2018-10-06T08:15:51","slug":"dfs-oo-qatar-u-fasaxday-inay-dhoofsato-nooc-ka-mid-ah-duurjoogta-dalka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54415","title":{"rendered":"DFS oo Qatar u fasaxday inay dhoofsato nooc ka mid ah duurjoogta dalka Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>06 Okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Soomaaliya ayaa u ogolaatay dalka Qatar inay dalka ka dhoofsadaan nooc ka mid ah duur-joogteena gabaabsiga sii ah.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in Qatar loo fasaxay inay Soomaaliya ka dhoofsadaan 14 noole duurjoog ah, gaar ahaan sagaarada, oo ka mid ah Duur-joogta yarta ah ee Soomaaliya meelo baaqiga uga sii ah.<\/p>\n<p>Qoraalka oo uu ku saxiixan yahay Agaasimaha guud ee wasaaradaasi Maxamed Cumar Nuur ayaa lagu sheegay in safaaradda Qatar loo fasaxay 14 Sagaaro.<\/p>\n<p>Sida ay caddeeyeen khuburo ay wax ka wadiisay Warbaahinta Puntlandes ma noqon doonto 14 Sagaaro oo qura waxa ay Qatar ka ugaarsan doonto dalka Soomaaliya ee waa u sharciyeyn bilowga.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo iswaydiin mudan Qatar ma Sagaaro kaliya ayey ka gurataa Soomaaliya mise wax kale ayaa u dheer.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/73.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-54416\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/73.jpg\" alt=\"73\" width=\"654\" height=\"872\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/73.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/73-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/73-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/73-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 654px) 100vw, 654px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Soomaaliya ayaa u ogolaatay dalka Qatar inay dalka ka dhoofsadaan nooc&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54416,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54415","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1127,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54415","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54415"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54415\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54417,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54415\/revisions\/54417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54416"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54415"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54415"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54415"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}