{"id":54546,"date":"2018-10-13T09:55:55","date_gmt":"2018-10-13T07:55:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54546"},"modified":"2018-10-13T09:55:55","modified_gmt":"2018-10-13T07:55:55","slug":"cabdirisaaq-shoolle-oo-safiirka-soomaaliya-u-fadhin-doona-sudan-ay-dfs-ka-dhigtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54546","title":{"rendered":"Cabdirisaaq Shoolle oo Safiirka Soomaaliya u fadhin doona Sudan ay DFS ka dhigtay"},"content":{"rendered":"<p>13 Okt 2018 (Puntlandes) Cabdirisaaq Axmed Sh. Maxamed Shoolle oo ay golaha wasiirada DFS safiir aan la aqoon wadanka uu Soomaaliya u fadhin doono u magacaabeen ayaa hadda ay dawladda Fadaraalku ka dhigtay Safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalka Sudan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/86a.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54547\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/86a.jpeg\" alt=\"86a\" width=\"640\" height=\"462\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/86a.jpeg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/86a-300x217.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/86a-292x211.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/86a-638x461.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Cabdirisaaq Shoolle ayaa waxaa 26kii july 2018 lala magacaabay Tarsan iyo A\/lahi M. Odowaa, <strong><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52646\" target=\"_blank\">halkan ka akhriso<\/a><\/span>.<\/strong><\/p>\n<p>Cabdirisaaq Shoolle ayaa ahaa Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada Soomaliya, isagoo ka tirsan kooxda Nabad iyo Nolol.<\/p>\n<p>Dawladda Fadaraalka ayaa keentay dhaqan aan la aqoon oo ah in marka hore golaha wasiiradu ansixiyaan in mas\u2019uul loo magacaabay safiir, iyagoo kadibna si hoose ugu dirsada wadanka ay doonaan.<\/p>\n<p>Wadanka Sudan ayaa ah wadan aad ugu muhiim ah Soomaaliya maadama uu deeq waxbarasho oo aad u badan siiyo Soomaaliya sanad kasta.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Okt 2018 (Puntlandes) Cabdirisaaq Axmed Sh. Maxamed Shoolle oo ay golaha wasiirada DFS safiir&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54547,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54546","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1402,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54548,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54546\/revisions\/54548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54547"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}