{"id":54569,"date":"2018-10-13T23:06:33","date_gmt":"2018-10-13T21:06:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54569"},"modified":"2018-10-13T23:06:33","modified_gmt":"2018-10-13T21:06:33","slug":"maxay-tahay-ujeedada-uu-taliyaha-hayadda-sirdoonka-nisa-isku-casilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54569","title":{"rendered":"Maxay tahay ujeedada uu taliyaha hay\u2019adda sirdoonka NISA isku casilay?"},"content":{"rendered":"<p>13 Okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Agaasimaha hay\u2019adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya (NISA) Xuseen Cusmaan Xuseen (Uurkuus), ayaa iska casilay xilka, sida ay goor-dhow shaacisay hay\u2019adda.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/87.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-54570\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/87.jpeg\" alt=\"87\" width=\"517\" height=\"285\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/87.jpeg 740w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/87-300x165.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/87-292x161.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/87-638x352.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 517px) 100vw, 517px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal ay soo dhigtay barta twitter-ka ayey NISA ku tiri \u201cAgaasimaha Guud ee Hey\u2019adda Sirdoonka &amp; Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed (NISA), Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa maanta oo taariikhdu tahay 13\/10\/2018, sababo asaga u gaar ah owgeed warqadiisa iscasilaada u gudbiyay Madaxwaynaha JFS.\u201d<\/p>\n<blockquote class=\"twitter-tweet\" data-lang=\"en\">\n<p dir=\"ltr\" lang=\"et\">Agaasimaha Guud ee Hey\u2019adda Sirdoonka &amp; Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed (NISA), Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa maanta oo taariikhdu tahay 13\/10\/2018, sababo asaga u gaar ah owgeed warqadiisa iscasilaada u gudbiyay Madaxwaynaha JFS.<\/p>\n<p>\u2014 NISA (@HSNQ_NISA) <a href=\"https:\/\/twitter.com\/HSNQ_NISA\/status\/1051132697005961216?ref_src=twsrc%5Etfw\">October 13, 2018<\/a><\/p><\/blockquote>\n<p><script src=\"https:\/\/platform.twitter.com\/widgets.js\" async=\"\" charset=\"utf-8\"><\/script><\/p>\n<p>War lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegeysa in taliye Xuseen Cusmaan Xuseen ay kooxda Nabad iyo Nolol ee Villa Somalia u wado inuu isku sharaxo xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo doorashadiisa ay dhici doonto bisha soo socota.<\/p>\n<p>Kooxda oo wadata Mushtaar Roobow ayaa maadaama uu ku adkaaday inay cadaysato Mukhtaar waxay hada masraxa doorashada kusoo dartay Agaasimahii hore ee hay\u2019adda NISA.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Agaasimaha hay\u2019adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya (NISA) Xuseen Cusmaan Xuseen (Uurkuus),&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54570,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54569","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1336,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54569"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54571,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54569\/revisions\/54571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54570"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}