{"id":54615,"date":"2018-10-14T19:52:13","date_gmt":"2018-10-14T17:52:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54615"},"modified":"2018-10-14T19:52:13","modified_gmt":"2018-10-14T17:52:13","slug":"guddoomiyaha-golaha-aqalka-sare-oo-la-kulmay-wafdi-ka-socda-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54615","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare oo la kulmay Wafdi ka socda Midowga Yurub"},"content":{"rendered":"<p>14 Okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoonka Golaha Aqalka sare iyo Guddiga joogtada ah ee Golaha ayaa si wada jir ah maanta xarunta Golaha Aqalka sare ugu qaabilay Wafdi ka socday Midowga Yurub oo uu hoggaaminayey agaasimaha Guud ee Iskaashiga Caalamiga iyo Horumarinta Midowga Yurub Mr Stefano Manservisi.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54616\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a6.png\" alt=\"96a6\" width=\"641\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a6.png 641w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a6-300x168.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a6-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a6-638x358.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a6-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 641px) 100vw, 641px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kullanka oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C\/llaahi ayaa looga hadlay sidii shuruucda iyo horumarinta looga taageeri lahaa Golaha Aqalka sare.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Iskaashiga Caalamiga iyo Horumarinta Midowga Yurub Mr. Stefano Manservisi ayaa ammaanay horumarka dalka ka socda gaar ahaan dadaalada xubnaha Aqalka sare ee ku aadan dastuurka dalka,Federaaleynta iyo adkeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobolleedyada.<\/p>\n<p>\u201c Waan ku faraxsanahay dadaalada ay wadaan Aqalka sare,waxaan saaxiib dhow la nahay Soomaaliya,madaxdeeda guud ahaan iyo Dowladda dhexe,waxaana gacan ka siineynaa guud ahaan dadaalada ay wadaan,\u201d ayuu yiri Agaasime Mr. Stefano Manservisi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C\/llaahi ayaa Midowga Yurub uga mahad celiyay dowrka ay ka qaadanayaan dib u dhiska iyo horumarka dalka.<\/p>\n<p>\u201c Waxay nagala hadleen xaaladda hadda jirta,waxayna keeneen dalka lacag kaalmo ah oo gaareysa boqol Milyan,waxaana kale oo ay nagala hadleen dib u heshiisiinta aynu wadno,taanna waxaa weeye warbixin yar beyni ka siinay iney noo socoto,arrimahaasi ayaan ka wada hadalnay,\u201d ayuu yiri Mudane Cabdi Xaashi C\/llaahi.<\/p>\n<p>Guddiga joogtada ee Golaha Aqalka sare ayaa dardar gelinaya howlaha muhiimka ah ee horyaala ka hor intaan la gaarin munaasabada furitaanka kalafadhiga afaraad ee Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoonka Golaha Aqalka sare iyo Guddiga joogtada ah ee Golaha ayaa si&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54616,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54615","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1031,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54615"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54617,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54615\/revisions\/54617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54616"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}