{"id":54631,"date":"2018-10-16T19:18:27","date_gmt":"2018-10-16T17:18:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54631"},"modified":"2018-10-16T19:20:48","modified_gmt":"2018-10-16T17:20:48","slug":"dowlada-itoobiya-oo-yeelatay-wasiirka-gaashaandhig-oo-haween-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54631","title":{"rendered":"Dowlada Itoobiya oo yeelatay Wasiirka Gaashaandhig oo Haween ah"},"content":{"rendered":"<p>16 Okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Dr. Abiy Axmed ayaa magacaabay Gole wasiir oo ka kooban 20 Wasaaradood kadib markii marlabaad ay u doorteen dhowaan inuu xilka hayo Golaha Dhexe ee Xisbiga EPRDF.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54632\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a7.jpg\" alt=\"96a7\" width=\"626\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a7.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a7-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a7-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a7-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a7-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a7-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/96a7-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 626px) 100vw, 626px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Golahan Wasiir ee cusub ayaa in ku dhow kala bar waxa ay yihiin dumar waxaana ka mid wasiirka gaashaandhigga oo loo magacaabay qof dumar ah markii ugu horeysay. Sidoo kale wasiirada xilal muhiim ah loo dhiibay ayaa ka mid ah kuwa ka soo jeeda Ismaamulka Soomaalida.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka aqriso golaha wasiirada cusub ee dalka Ethiopia.<\/p>\n<p>1- Wasiirka Nabadda \u2014 Mrs Mulietat Kamil<br \/>\n2- Wasiirka Gaashaandhigga \u2014Aaliha Muhammad<br \/>\n3- Wasiirka Maaliyadda \u2014 Ahmed Shide<br \/>\n4- Wasiirka Arrimaha Dibadda \u2014 Dr. Geeljeex<br \/>\n5- Wasiirka Beeraha Mudane Cumar Xuseen<br \/>\n6. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha \u2013 Mrs. Fetel Walte<br \/>\n7. Wasiirka Dhaqaalaha \u2014\u2013 Mrs. Dawanne Herbie<br \/>\n8.Wasaaradda Waxbarashada iyo Tiknoolajiyadda \u2014 Dr. Getahun Mekuria<br \/>\n9- Wasiirka Gaadiidka \u2014\u2014 Mrs. Dagmominthew Patrick<br \/>\n10- Wasiirka Horumarinta &amp; dhismaha magaalooyinka \u2014\u2013 Mr. Janet Braye<br \/>\n11- Biyaha, waraabka iyo warshadaha tamarta \u2014\u2013 Sileshi Bekele<br \/>\n12- Wasiirka Waxbarashada \u2014\u2014 Dr. Tilaye Gete<br \/>\n13- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta \u2014\u2014 Dr. Samuel Hurco<br \/>\n14- Sarkaalka Golaha Guud \u2014\u2013 Berhanu Tsegaye<br \/>\n15- Wasiirka Caafimaadka\u2014\u2014 Dr. Amir Aman<br \/>\n16- Sayniska iyo Waxbarashada Sare: Mr. Hirut Woldemamar<br \/>\n17- Wasiirka Haweenka, Carruurta iyo Dhalinyarada, Mrs. Woizam Taye Asfaw<br \/>\n18- Wasiirka Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada Mr. Mulugeta Tesfaye<br \/>\n19- Wasiirka Dhaqanka Mudane\u2014- Dr. Hirut Kassa<br \/>\n20- Guddoomiyaha Guddiga Qorsheynta iyo Horumarinta \u2014\u2014\u2013 Dr. Fitsem Assefa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 Okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Dr. Abiy Axmed ayaa magacaabay Gole wasiir oo ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54632,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54631","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1312,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54631"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54633,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54631\/revisions\/54633"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54632"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}