{"id":54643,"date":"2018-10-17T11:21:55","date_gmt":"2018-10-17T09:21:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54643"},"modified":"2018-10-17T11:21:55","modified_gmt":"2018-10-17T09:21:55","slug":"wasiiradda-arrimaha-dibada-itoobiya-iyo-eritrea-oo-soo-gaaray-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54643","title":{"rendered":"Wasiiradda Arrimaha Dibada Itoobiya iyo Eritrea oo soo gaaray Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>17 okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiiradda Arrimaha Dibada Dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya ay kusoo dhaweeyeen Garoonka Aadan Cadde.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/FB_IMG_1539765407523-640x480.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54646\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/FB_IMG_1539765407523-640x480.jpg\" alt=\"FB_IMG_1539765407523-640x480\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/FB_IMG_1539765407523-640x480.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/FB_IMG_1539765407523-640x480-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/FB_IMG_1539765407523-640x480-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/FB_IMG_1539765407523-640x480-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/FB_IMG_1539765407523-640x480-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/FB_IMG_1539765407523-640x480-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/FB_IMG_1539765407523-640x480-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad,\u00a0Wasiiro kale oo ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya\u00a0iyo Safiirka Dowlada Itoobiya ee Soomaaliya ayaa wafdigan soo dhaweeyay.<\/p>\n<p>Wasiiradda Arrimaha Dibada Itoobiya iyo Eritrea ayaa inta ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho waxay kulamo kala duwan la qaadan doonaan Madaxda Dalka, iyadoo laga wada hadli doono Xoojiinta Xiriirka iyo sare u qaadida Wada shaqeynta Dowladahaasi iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowlada Soomaaliya ayaa wada shaqeyn xoogan la leh Wadamada Geeska Afrika, Iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu Magaalada Asmara Heshiis Iskaashi kula galay Madaxweynaha Eritrea iyo Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiiradda Arrimaha Dibada Dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa goordhow soo gaaray magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54646,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54643","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1096,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54643"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54649,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54643\/revisions\/54649"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54646"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}