{"id":54645,"date":"2018-10-17T11:20:42","date_gmt":"2018-10-17T09:20:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54645"},"modified":"2018-10-17T11:20:42","modified_gmt":"2018-10-17T09:20:42","slug":"diyaaradda-ethiopian-airlines-oo-bilaabeysa-duulimaadyo-muqdisho-iyo-addis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54645","title":{"rendered":"Diyaaradda Ethiopian Airlines oo bilaabeysa duulimaadyo Muqdisho iyo Addis Ababa"},"content":{"rendered":"<p>17 okt 2018 (Puntlandes) Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa bilaabeysa duulimaadkeeda u horeeyay ee Muqdisho iyo Addis Ababa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Ethiopian_2-984x554.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54647\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Ethiopian_2-984x554.jpg\" alt=\"Ethiopian_2-984x554\" width=\"654\" height=\"554\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida lagu shaaciyay barta Twitter-ka ee Shirkadda diyaaradaha ee Ethipian Airlines 2-da bisha November ayay si rasmi ah diyaarada u bilaabi doontaa duulimaad Muqdisho ah.<\/p>\n<p>Maamulka Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa shaaciyay in duulimaadkooda Muqdisho uu xoojin doono xiriirka ganacsi ee labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Sidoo kale duulimaadyada diyaarada ayaa waxay fursad u siin doontaa Soomaalida qurbo joogta ee ku sugan Waqooyiga Mareykanka, Bariga Dhexe, Yurub iyo Afrikaba.<\/p>\n<p>Diyaaradda ayaa todobaadkiiba saddex maalin sameyn doonta duulimaad toos ah Muqdisho iyo Addis Ababa, waxaana maalmaha duulimaadkeeda ku qorsheysan yahay ka mid ah Isniin, Arbaco iyo Jimco.<\/p>\n<p>Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa noqon doonta diyaaraddii 3aad oo caalami ah oo Muqdisho duulimaad ka samaysaa, waxaa horay u jiray diyaaradda Turkish Airlines iyo Diyaaradda Air Jabuuti, sidoo kale waxaa jira diyaarado maxali ah oo duulimaadyo gudaha dalka iyo dibaddiisa ku taga.<br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 okt 2018 (Puntlandes) Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa bilaabeysa duulimaadkeeda u horeeyay ee Muqdisho iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54647,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54645","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1202,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54645"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54648,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54645\/revisions\/54648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54647"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}