{"id":54695,"date":"2018-10-18T17:36:03","date_gmt":"2018-10-18T15:36:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54695"},"modified":"2018-10-19T17:40:48","modified_gmt":"2018-10-19T15:40:48","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-guddoomiyay-shirka-golaha-wasiirrada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54695","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">18 Okt 2018 (Puntlandes) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54696\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99b.jpg\" alt=\"99b\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99b.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99b-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99b-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\">Kulanka golaha wasiirrada ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xariira shaqooyinka ay qabtaan tubaha horumarinta arrimaha bulshada, Amniga iyo caddaaladda, siyaasadda loo dhanyahay iyo tubta horumarinta dhaqaalaha iyo shaqooyinka hor-tebinta leh ee u yaalla tubaha hawlaha lagu guulaystay qabashadooda.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxwayne Farmaajo ayaa ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo xukuumadiisa ku ammaanay shaqada wanaagsan ee ay qaranka u hayaan isaga oo sheegay in wada shaqaynta wanaagsan ee madaxda qaranku ay sabab u tahay wanaajinta shaqada xukuumadda iyo taabba gelinta qorshaha qaranka.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo xukuumaddiisa kula dardaarmay in ay sii laba jibbaaraan shaqada ay u hayaan ummadda Soomaaliyeed si guul looga gaaro fulinta qorshayaasha qaranka.<\/p>\n<p align=\"left\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Okt 2018 (Puntlandes) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54696,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54695","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1211,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54695","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54695"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54695\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54707,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54695\/revisions\/54707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54696"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54695"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54695"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54695"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}