{"id":54698,"date":"2018-10-18T21:13:46","date_gmt":"2018-10-18T19:13:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54698"},"modified":"2018-10-19T17:40:19","modified_gmt":"2018-10-19T15:40:19","slug":"wasiir-maareeye-oo-mar-kaliya-bedelay-kulankii-bandhigga-golaha-wasiirada-kadib-marku-kahadlay-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54698","title":{"rendered":"Wasiir Maareeye oo mar kaliya bedelay kulankii Bandhigga Golaha Wasiirada, kadib marku kahadlay Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>18 Okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa mar kaliya bedelay kulankii Bandhigga Golaha Wasiirada, kadib marku kahadlay Somaliland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54699\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99.png\" alt=\"99\" width=\"604\" height=\"340\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99.png 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99-300x169.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99-768x432.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99-1024x576.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99-638x359.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/99-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 604px) 100vw, 604px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka ayaa su\u2019aal ka keenay qorshayasha ay Xukuumadda uu ka tirsan yahay soo bandhigtay isagoo u muuqday inuusan waxba kala socon ama wax wax ka ogayn, kaas oo lagu soo bandhigay Kulan Golaha Wasiirada isugu yimaadeen oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya.<span id=\"more-15455\"><\/span><\/p>\n<p>Wasiir Maareeye ayaa dood ka keenay in aan lagu soo darin ama aysan ka dhex muuqan Tubta siyaasadda loo dhan yahay arrinta Wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cQorsha maalinlaha socda iyo tubta lagu fuliyo howlaha qaranka waa arrimo aad u qiimo badan, waxaa soo jeedinayaa tub kale in lagu daro oo ah tubta Wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland, Tubta siyaasadda loo dhan yahay wax ka hadlayay arrinta Somaliland kuma jirin\u201dayuu yiri Wasiir Maareeye oo si layaab ah mowduuc gaar ah uga furay bandhiggii Xukuumadda ee lagu soo bandhigayay qorshayaasha maalinlaha ah.<\/p>\n<p>Maareeye ayaa sheegay in dadka reer Somaliland ay heystaan nabad muddo 30 sano ku dhow, isla markaana ay u dhibaateysan yihiin inay dowladdu gaarto oo ay helaan waxbarasho iyo shaqo, waxaa uu tilmaamay in haddii dowladda qorshe ka lahaato ay tahay in lagu soo daro.<\/p>\n<p>Wasiir Maareeye ayaa si aagabasho lahayn u sheegay inaysan soconayn qorshaha DFS haddii aan lagu soo darin Somaliland wuxuuna yiri \u201cSaddexda arrimood ee ka hadleynay ee dhameystirka Federaalka, Dib u eegista Dastuurka iyo doorashooyinka, saddexdaas ma soconayaan haddii aan Somaliland qorshaheeda lagu darin, haddii Midnimada dalkaan laga fikiraayo\u201d<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka jawaabayay soo jeedinta Wasiir Maareeye ayaa sheegay arrinta Somaliland ay tahay arrin gaar ah ama mashruuc u gaar ah madaxweynaha iyo isaga, isla markaana ay tahay shaqo gooni oo socota oo isaga iyo Madaxweynaha ka shaqeynayaan.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Arrintan uu soo bandhigay Wasiir Maareeye ayaa waxay bannaanka soo dhigtay in qaar ka mida Golaha wasiirada aysan ka war heynin qorshayaasha loola tuska ahaa ee ay xukuumaddu sheegtay inay la wadaagayso shacabka Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Inta badan Wasiirada Xukuumadda ee ka hadlayay bandhiggan ayaa hadaladoodu ahaayeen kuwo taageero iyo amaan ah oo madaxda sare loo jeediyey, waxaase si weyn uga duwanaa wasiir Maareeye oo jawigii goobta wax weyn ka bedelay kuna dhiiraday inuu calaamatul su&#8217;aal geliyo dhoolatuska Xukuumadda Nabad iyo Nolol la baxday.<\/span><\/p>\n<div style=\"position: relative; height: 0; padding-bottom: 56.27%;\"><iframe loading=\"lazy\" style=\"position: absolute; width: 100%; height: 100%; left: 0;\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bGWJ_pDebdc?ecver=2\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_16_5bc849e8ba6d0_rand td_block_template_1\">\u00a0Puntlandes.com<\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_14_5bc849e8ba4c9_rand td_block_template_1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa mar kaliya bedelay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54699,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54698","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1608,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54698","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54698"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54705,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54698\/revisions\/54705"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54699"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}