{"id":54794,"date":"2018-10-21T16:11:55","date_gmt":"2018-10-21T14:11:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54794"},"modified":"2018-10-21T16:19:26","modified_gmt":"2018-10-21T14:19:26","slug":"akhriso-jawaabtii-laga-sugayay-madaxweynaha-dfs-oo-lasoo-marsiiyay-wasarada-a-gudaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54794","title":{"rendered":"Akhriso Jawaabtii laga sugayay madaxweynaha DFS oo lasoo marsiiyay Wasarada A Gudaha"},"content":{"rendered":"<p>21 Okt 2018 (Puntlandes) Jawaabtui uu Aqalka sare ka sugayey madaxweynaha ayaa wuxuu soo marsiiyey oo ka jawaabtay Wasaaradda Arirmaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, iyadoo qodobo kasoo saartay Khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dawlad Goboleedyada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/kh.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54626\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/kh.png\" alt=\"kh\" width=\"668\" height=\"456\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ugu horayn Wasaaradda ayaa sheegtat in kulankii uu Madaxweynaha ku baaqay inay isugu imaadaan Dowladda iyo Maamulada dalku uu weli sidiisa yahay, isla markaasna ay dowladda Diyaar u tahay xallinta Khilaafka taagan.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sidoo kale ku baaqday in sida Dastuurka uu qabo Khilaafkaan ay xal ka gaaraan Dowladda fadaraalka iyo dawlad Goboleedyada isla markaasna aan lo baahneyn Dowlado Shisheeyey.<\/p>\n<p>Dawlada Fadaraalka ayaa waxay iyadoo far ku godaysa waxay kusoo qaadatay qodobka u dambeeya in ay doorashooyinka dawlad Goboleedyada dhacasn waqtigii loo cayimay iyagoo si gooni ah usoo qaatay Puntland iyo KGS.<\/p>\n<p>Akhriso qoraalka lasoo marsiiyey wasaaradda Arimaha gudaha<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Page1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54795\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/Page1-1.jpg\" alt=\"Page1-1\" width=\"610\" height=\"900\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Okt 2018 (Puntlandes) Jawaabtui uu Aqalka sare ka sugayey madaxweynaha ayaa wuxuu soo marsiiyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1386,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54794","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54794"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54799,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54794\/revisions\/54799"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54626"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}