{"id":54941,"date":"2018-10-27T20:32:15","date_gmt":"2018-10-27T18:32:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54941"},"modified":"2018-10-27T20:32:15","modified_gmt":"2018-10-27T18:32:15","slug":"banaanbax-ballaaran-oo-looga-soo-horjeedo-faragelin-ay-dowladda-fadaraalka-soomaaliya-ku-heyso-doorashada-kg-oo-ka-dhacay-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54941","title":{"rendered":"Banaanbax ballaaran oo  looga soo horjeedo faragelin ay dowladda Fadaraalka Soomaaliya ku heyso doorashada KG oo ka dhacay Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>27 okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Banaanbax ballaaran oo\u00a0 looga soo horjeedo faragelin\u00a0ay\u00a0dowladda Fadaraalka Soomaaliya ku heyso doorashada dawlaf Goboleedka Koofur Galbeed ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG KG.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/105a7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54942\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/105a7.jpg\" alt=\"105a7\" width=\"650\" height=\"433\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/105a7.jpg 650w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/105a7-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/105a7-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/105a7-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/105a7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dadka banaanbayey ayaa waxay gubeen taayaro iyo sawiradda madaxda dawladda S oomaaliya iyagoo ku qaylinayey erayo lid ku ah madaxdaas oo ay sheegeen inay faragelin qaawan ku hayaan doorashada KGS ee la filayo inay dhawaan dhacdo.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa magaalada Baydhabo gaaray diyaarado siday ciidamo iyo gawaari aan xabadaha karin oo ay la socdeen labo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed Lafta Gareen iyo Agaasimihii hore ee NISA, kuwaasoo ay taageereyso dowladda.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Banaanbax ballaaran oo\u00a0 looga soo horjeedo faragelin\u00a0ay\u00a0dowladda Fadaraalka Soomaaliya ku heyso doorashada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54942,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54941","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1257,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54941"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54943,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54941\/revisions\/54943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54942"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}