{"id":54967,"date":"2018-10-28T19:34:16","date_gmt":"2018-10-28T18:34:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54967"},"modified":"2018-10-28T19:34:41","modified_gmt":"2018-10-28T18:34:41","slug":"waa-kuma-taliyaha-cusub-ee-ciidanka-daraawiishta-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=54967","title":{"rendered":"Waa kuma Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta Puntland?"},"content":{"rendered":"<p>28 okt 2018 (puntlandes) Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28 October 2018 u magcaabay S\/Guuto Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen<strong>\u00a0<\/strong>Taliayaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/106b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54968\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/106b.jpg\" alt=\"106b\" width=\"620\" height=\"620\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/106b.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/106b-150x150.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/106b-300x300.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/106b-50x50.jpg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/106b-292x292.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/106b-55x55.jpg 55w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/106b-638x638.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hadaba Warbaahinta Puntlandes ayaa akhristayaasheeda usoo gudbinaysa aqoonta durugsan ee uu Taliyaha cusubi u leeyahay arimaha Ciidamada iyo xilalkii hore ee uu soo qabtay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ul>\n<li><strong>Taliye Cabdishukri wuxuu aaday 1980kii Jamhadii hubaysnayd ee Kulmis, isagoo ahaa arday markaa dhameeyey Dugsiga Sare.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu ka shaqo bilaabay qaybta Isgaarsiinya ee Jamhadaas.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu 1983dii dalka Liibiya u aaday Waxabarasho Jaamacadeed isagoo kasoo bartay, Kuliyadda dagaalka, dagaalgelinta kana qalin jabin 1dii sept 1985dii.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu 1985-1986dii qaatay Kooras taliye urur iyo la dagaalka Argagixisada (Anti terrorism).<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu 1986dii qaatay Kooras Sahan ee Taliye urur.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu Soomaaliya kusoo noqday 1986dii, isagoo Iskool boosiya ku qaatay sharciga Booliiska.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri 1987 waxaa loo wareejiyey qaybtii 26aad ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri 1989dii Darajada Militariga wuxuu ka gaaray ka gaaray Gaashaanle.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu noqday Taliyihii Ciidanka ilaalada AUN C\/laahi Yuusuf.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu noqday 1994-1995 Taliyihii Dekedda Bosaso ee ilaalada Canshuuraha &amp; Amniga.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu 1998 u dalacay darajada G\/dhexe,<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu noqday Ganacsade sanadihii 1999-2004<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri 2004-2005 wuxuu noqday Taliyaha Ciidan booliska Gobolka Bari, isagoona u dalacay G\/sare.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu noqday 2006-2007dii kuxigeenka hogaanka ilaalinta canshuuraha Puntland.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu noqday 2007dii kuxiigeen hogaanka tababarka iyo kormeerka ee Booliska Puntland.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu noqday 2008-2015 Ganaacsade<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri 2015kii waxaaa loo magacaabay si meel gaar ah Taliyaha Hawlgelinta Ciidanka Daaraawiishta ee ka gobolka Mudug.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Cabdishukri wuxuu ku noday 2016-2018 Ganacsade, isagoo ku sugnaa dalka Shiinaha.<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maanta wuxuu madaxweynaha dawladda Puntland u magaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland, isagoona u dalacsiiyey darajada Sareeyo Guuto.<\/p>\n<p>Taliye Cabdishukri waa shaqsi lagu yaqaan, karti,hufnaan, aqoon ciidan iyo daacadnimo, waxaana hubaal ah, in ciidanka daaraawisihta dawladda Puntland nasiib u yeesheen sarkaalkii ay ku taami jireen.<\/p>\n<p>Waxaa laga filayaa taliyaha cusub, waxka qabashada, shaqooyin badan oo horyaal, ku waas oo ay kamid tahay tayeynta ciidamada daaraawishta, sida tabaradooda, agabayntooda iyo hubinta xaquuqahooda asaasiga ah.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii, maamulka warbaahinta Puntlandes.com hambalyo&amp; bogaadin hawada u soo marineysaa Taliyaha Cusub, ee Ciidanka daraawiishta dawladda Puntland, S\/Guuto Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 okt 2018 (puntlandes) Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54968,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-54967","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":3925,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54967","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=54967"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":54970,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/54967\/revisions\/54970"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54968"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=54967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=54967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=54967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}