{"id":55024,"date":"2018-10-31T13:07:54","date_gmt":"2018-10-31T12:07:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55024"},"modified":"2018-10-31T13:56:24","modified_gmt":"2018-10-31T12:56:24","slug":"akhriso-liiskii-xildhibaanada-barlamanka-kg-ee-uu-madaxweyne-farmaajo-ugu-yeeray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55024","title":{"rendered":"Akhriso liiskii xildhibaanada Barlamanka KG ee uu madaxweyne Farmaajo ugu yeeray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>31 okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dawlada Fadaraalka ayaa bilaabay olole iyo galaangal uu ugu jiro in uu ku guulaysto doorashada madaxweyanaha ee la filayo inay ka dhacdo Koonfur Galbeed musharaxa ay wadato dowladdiisu Cabdiasis Xassan Lafta Gareen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/103b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-54907\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/103b2.jpg\" alt=\"103b2\" width=\"550\" height=\"309\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/103b2.jpg 678w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/103b2-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/103b2-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/103b2-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/103b2-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 550px) 100vw, 550px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Musharax Lagta Gareen oo ay dawladu magalaada Baydhabou gaysay \u00a0ciidao, baabuurta aysan xabadu karin iyo lacag aad u faro badan ayuu madaxweyne Farmaajo bilaabay olole aan qarsoonayn inuu u galo soo bixinta musharaxaas.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in madaxweyne Farmaajo ugu yeeray Muqdisho xildhibaano badan oo ka mid ah Baarlamanka KG, kuwaas oo uu lacag iyo jagooyin uu dawladda ka siinayo u balan qaadi doono, iyagoo ku bedelanaya inay u codeeyaan musharax Lafta Gareen.<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso liista Xildhibaanada uu madaxweyne Farmaajo Muqdisho ugu yeeray uuna la kulmi doono.<\/p>\n<p>1.xil abdirashid shekh ahmed hassan<br \/>\n2.xil bare aadan abdi<br \/>\n3.xil abdiladhif maxed abdi<br \/>\n4.xil aamina cusman isaq<br \/>\n5. xil kuuriye hassan<br \/>\n6.xil kheyre maxamed<br \/>\n7.xil canab abdulhi jambur<br \/>\n8. xil aways ali hassan<br \/>\n9. xil zaynab ismail ahmed<br \/>\n10.xil osmaan abdi muse<br \/>\n11. xil yusuf abdinur suri<br \/>\n12. aadan maalin mustaf<br \/>\n13. xil aadan maxamed osmaan<br \/>\n14.xil xawa maxed ibrahin<br \/>\n15.xil mahamed suldan maxamuud<br \/>\n16.xil abdulahi maxed abdi<br \/>\n17.xil abdisalan abdulhi baasey<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 okt 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dawlada Fadaraalka ayaa bilaabay olole iyo galaangal uu ugu jiro in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54907,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-55024","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1359,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=55024"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55031,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55024\/revisions\/55031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54907"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=55024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=55024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=55024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}