{"id":55163,"date":"2018-11-03T19:16:57","date_gmt":"2018-11-03T18:16:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55163"},"modified":"2018-11-03T19:16:57","modified_gmt":"2018-11-03T18:16:57","slug":"xisaabiyaha-guud-ee-dowladda-oo-ku-eedeysay-wasiirka-maaliyadda-xukuumadda-soomaaliya-inuu-faragelin-ku-haayo-xafiiskeeda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55163","title":{"rendered":"Xisaabiyaha Guud ee dowladda oo ku eedeysay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya inuu faragelin ku haayo Xafiiskeeda"},"content":{"rendered":"<div id=\"js_2e\" class=\"_5pbx userContent _3576\" data-ad-preview=\"message\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;K&quot;}\">\n<div id=\"id_5bdde50f72cfa5821303501\" class=\"text_exposed_root text_exposed\">\n<p>03 Nov 2018 (Puntlandes)\u00a0Xisaabiyaha Guud ee dowladda Faadumo Cusmaan Faarax ayaa ku eedeysay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya inuu faragelin ku haayo Xafiiskeeda, iyadoo u qortay warqad kulul oo ay ku ogeysiisay Wasaaradaha Xukuumadda, Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/11.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-55164\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/11.png\" alt=\"\" width=\"455\" height=\"224\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/11.png 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/11-300x148.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/11-292x144.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/11-638x314.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 455px) 100vw, 455px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warqadan oo ku taariikheysneyd 1-da bishan November oo ay heshay Saxafada ayaa cinwaan looga dhigay jawaab celin Faragelinta Xafiiska Xisaabiyaha Guud iyo Marin habaabinta Wasiirka Maaliyadda.<\/p>\n<p>Xisaabiyaha Guud\u00a0<span class=\"text_exposed_show\">ayaa ku eedeysay Wasiirka Maaliyadda inuu xafiiskiisa ka socdo qas iyo xadgudub maamulka maaliyadeed ee dalka, iyadoo ka jawaabeysay warqad ka soo baxday Xafiiska Beyle 31 October, kaasoo ay ku tilmaamtay inuu ka muuqday handadaad iyo isku day la doonayo in lagu rabaayadeeyo Xafiiska Xisaabiyaha Guud, si uusan u gudan waajibaadka qaanuuniga ah.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>\u201cWaxaan rabaa inaaninaan ku xusuusiyo labada Xafiis ee Wasiirka Maaliyadda iyo kan Xisaabiyaha Guud ee Qaranka ay howlahooda kala madax banaan yihiin , waxaan kaloo ku xusuusinayaa in shaqaalaha xafiiska Xisaabiyaha Guud aysan ka mid aheyn kuwa Wasaaradda Maaliyadda, aadna ku laheyn magacaabis\u201dayaa lagu yiri Warqada ka soo baxday xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.<br \/>\nUgu dambeyn Xisaabiyaha Guud ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay warqad ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Maaliyadda oo aan heysan wax sharciyad ah.<\/p>\n<p>Akhriso qoraalka<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-55165\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/12.jpg\" alt=\"\" width=\"661\" height=\"881\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/12.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/12-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/12-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/12-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 661px) 100vw, 661px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/13.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-55166\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/13.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"880\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/13.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/13-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/13-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/13-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_3x-2\" data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;H&quot;}\">\n<div data-ft=\"{&quot;tn&quot;:&quot;H&quot;}\">\n<div class=\"mtm\">\n<div class=\"_2a2q _65sr\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Nov 2018 (Puntlandes)\u00a0Xisaabiyaha Guud ee dowladda Faadumo Cusmaan Faarax ayaa ku eedeysay Wasiirka Maaliyadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55164,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-55163","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1240,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55163","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=55163"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55167,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55163\/revisions\/55167"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/55164"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=55163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=55163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=55163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}