{"id":55228,"date":"2018-11-05T13:06:06","date_gmt":"2018-11-05T12:06:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55228"},"modified":"2018-11-05T13:06:06","modified_gmt":"2018-11-05T12:06:06","slug":"gudoonka-waxbarashada-gobalka-mudug-oo-qabanaya-tartan-aqooneedka-ardayda-gobalka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55228","title":{"rendered":"Gudoonka waxbarashada gobalka Mudug oo qabanaya Tartan aqooneedka Ardayda gobalka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Guddoonka waxbarashada gobalka Mudug, degmada Galkacyo,koormeerayaasha iyo maamulayaasha dugsiyada dhexe iyo sare ee degmada Gaalkacyo ayaa ka arinsaday sidii tayada waxbarashada iyo dhiirigalinta ardayda loo samayn lahaa, waxay wada go&#8217;aan sadeen in tartan aqooneed loo qabto dugsiyada dhexe iyo sare ee degmada Galkacyo.<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Yaa ka qaybkagalaya<\/p>\n<p>1- Dugsiyada sare ee leh F-1 ilaa F-4<br \/>\n2- Dugsiyada dhexe ee fasalka 4aad ilaa 8 aad.<\/p>\n<p>Muxuu ka koobnaan doonaa:-<\/p>\n<p>1- Diini<br \/>\n2- Maadi ( manhajka Puntland, Soomaaliya)<br \/>\n3- Cibro qaadasho iyo Waanooyin<br \/>\n4- Gabayo dhextaal ah<br \/>\n5- Muujinta macaanka diinta Islaamka<\/p>\n<p>Waa fursad lagu soo bandigayo:-<\/p>\n<p>1- Tayada dugsiyada<br \/>\n2- Hab dhaqanka ardayda<br \/>\n3- Kalsoonida Ardayda<br \/>\n4- Bisaylka bahda waxbarashada.<\/p>\n<p>Natiijada la rabo in ay ka soo baxdo<\/p>\n<p>1- Arday dhiiran oo maskax furan<br \/>\n2- Dugsiyo arday tartami kara soo saaraya<br \/>\n3- Isku xirnaan ardayda iyo dugsiyada degmada.<br \/>\n4- Muqaalka ardayga wanaagsan<br \/>\n5- Sharfida iyo wayneenta Macalinka<br \/>\n6- Dugsiga noqonaya hogaamiyaha dugsiyada, degmada Galkacyo<\/p>\n<p>Goobta iyo xiliga<\/p>\n<p>Goobtu waa Hoolka Dugsiga Sare ee Cumar Samater. Wuxuu bilaabanayaa 17\/Dec\/2018 ilaa 03\/Jan\/2019.<\/p>\n<p>Yaa maalgalinaya<\/p>\n<p>Waa isku tashi bahda waxbarashada, waana fikir iyo talo guud ahaan ka timid bahda waxbarashada.<\/p>\n<p>Yaa Qabanaya<\/p>\n<p>1- Qaban qaabada iyo habsami u socodku waa Gudoonka Gobalka, Degmada iyo Maamulayaasha.<br \/>\n2- Su&#8217;aal diyaarin iyo dhexdhexaadnimana waa macalimiinta khibrada sare leh ee Puntland, oo kuwa Mudug waxba ooga jirin.<\/p>\n<p>Waa hadafka<br \/>\n&#8221; Goob Walba Qalinku Waa Inuu Gaaraa&#8221;.<\/p>\n<p>W\/Q Axmed Huruuse Xaashi<br \/>\nGudoonka Waxbarashada Gobbalka Mudug<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/34.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-55229\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/34.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/34.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/34-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/34-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/34-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/34-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/34-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/35.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-55230\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/35.jpg\" alt=\"\" width=\"648\" height=\"486\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/35.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/35-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/35-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/35-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/35-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/35-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/35-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/35-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoonka waxbarashada gobalka Mudug, degmada Galkacyo,koormeerayaasha iyo maamulayaasha dugsiyada dhexe iyo sare ee degmada Gaalkacyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55230,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-55228","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1432,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55228","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=55228"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55231,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55228\/revisions\/55231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/55230"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=55228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=55228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=55228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}