{"id":55329,"date":"2018-11-10T17:42:00","date_gmt":"2018-11-10T16:42:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55329"},"modified":"2018-11-10T17:42:00","modified_gmt":"2018-11-10T16:42:00","slug":"itoobiya-oo-qorsheyneysa-in-ay-saldhig-ciidamada-badda-ah-ka-dhisato-badda-cas-badweynta-hindiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55329","title":{"rendered":"Itoobiya oo qorsheyneysa in ay Saldhig Ciidamada Badda ah ka dhisato Badda Cas &#038; Badweynta Hindiya"},"content":{"rendered":"<p>Taliye ku xigeenka ciidamada Ethiopia General Berhanu Jula ayaa sheegay in dowladiisu ay qorsheyneyso inay dhawaan ka dhisato Badda Cas iyo Badweynta Hindiya\u00a0saldhig ciidamada badda ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/68.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-55330\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/68.jpg\" alt=\"\" width=\"672\" height=\"545\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/68.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/68-300x243.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/68-768x622.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/68-292x237.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/68-638x517.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 672px) 100vw, 672px\" \/><\/a><\/p>\n<p>General Berhanu ayaa sheegayin isagoo la hadlayay saxaafada dalka Itoobiya in Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed ay ka go\u2019an tahay in Itoobiya ay dhisato ciidamo xoog leh oo ah kuwa badda, kuna hubeysan qalab casri ah .<\/p>\n<p>Generalka ayaa sheegay in Itoobiya ay tahay dal weyn ayna haysato ciidamada ugu xoogga badan ee qaarada Afrika, sidaa darteedna uu hogaamiyaha dalkaasi uu qorsheynayo dhismaha ciidamada badda.<\/p>\n<p>\u201cInkastoo aan lahayn dhul badda ku dhegen balse waxaan aad ugu dhow nahay Badda cas iyo Badweynta Hindiya, hadda waxaan aragnay in ay jiraan wadamo jecel in aan ka dhisano saldhigyo ciidamada Badda ah \u00a0gudaha dalalka Somalia,Djibouti, Puntland iyo Eritrea saldhigana waxaan ka dhisi karnaa meel ka fog xeebta illaa 60km.\u201dayuu yiri General Berhanu.<\/p>\n<p>Warkan ka soo yeeray taliye ku xigeenka ciidamada Itoobiya ayaa intaas kusii daray <strong>in aysan ahayn mid la qaadan karo in Itoobiya oo shacabkeedu Boqol malyan gaarayo aysan lahayn bad &#8220;Landlock&#8221;<\/strong><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliye ku xigeenka ciidamada Ethiopia General Berhanu Jula ayaa sheegay in dowladiisu ay qorsheyneyso inay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55330,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-55329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1354,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=55329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55331,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55329\/revisions\/55331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/55330"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=55329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=55329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=55329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}