{"id":55385,"date":"2018-11-12T11:13:52","date_gmt":"2018-11-12T10:13:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55385"},"modified":"2018-11-12T11:13:52","modified_gmt":"2018-11-12T10:13:52","slug":"xaaf-oo-eedeyn-kulul-u-jeediyay-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55385","title":{"rendered":"Xaaf oo eedeyn kulul u jeediyay dowladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p>12 Nov 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul ugu eedeeyay dowladda Federaalka inay qeyb ka tahay dhibaatooyin iyo xiisado ka jira Galmudug, kaddib markii dilal ka dhaceen deegaano ka tirsan Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/FB_IMG_1541410710375.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55217\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/FB_IMG_1541410710375.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"640\" \/><\/a><\/p>\n<p>Axmed Ducaale Xaaf ayaa sheegay in waxa ka dhacaya Hobyo, Cadaado, Balanbale iyo deegaanka Afbarwaaqo uu sabab u yahay khilaafka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada<\/p>\n<p>\u201cWaxa ka dhacaya Hobyo, Cadaado, Balanbale iyo Afbarwaaqo waxaa sabab u ah khilaafka dhowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, waa ukumihii ay meesha dhigeen baa marba maalin dilaaceysa, markaas baa bahal ka soo baxaya\u201dayuu yiri Axmed Ducaale Xaaf.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inuu aad uga xun yahay dilalka ka dhacaya deegaankaas, isagoo xusay inay ka war hayaan in dad lagu dilay.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay dalka iyo umadda u naxaan, khilaafkan la sii fogeynayo aan loo baahneyn sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cAnaga haddaan dowlad goboleedyada nahay arrinteena wax qabasho ayay laheyd, wey fogaatay, waa la fogeeyay, haddii arrintaas fogaatay la soo celin burbur baa dalka ku imaan kara Soomaali oo dhan ku imaan kara\u201dayuu yiri Axmed Ducaale Geelle Xaaf.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Nov 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul ugu eedeeyay dowladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55217,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-55385","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1408,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55385","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=55385"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55385\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55386,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55385\/revisions\/55386"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/55217"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=55385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=55385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=55385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}