{"id":55390,"date":"2018-11-13T12:52:12","date_gmt":"2018-11-13T11:52:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55390"},"modified":"2018-11-13T12:52:12","modified_gmt":"2018-11-13T11:52:12","slug":"wasaarraddo-ka-tirsan-xukuumadda-federaalka-soomaaliya-oo-korontadii-laga-jartay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55390","title":{"rendered":"Wasaarraddo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo korontadii laga jartay"},"content":{"rendered":"<p>13 nov 2018 (Puntlandes)\u00a0Xarumaha ilaa 7 Wasaarraddood oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa laga jartay korontadii ay ku shaqeynayeen, sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55391\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararku waxaa ay sheegayaan wasaarraddahan muddo dhowr bilood ah aysan bixin lacagihii lagu lahaa, taasoo keentay in markii danbe laga jarto korontadii ay ku shaqeynayeen-<\/p>\n<p>Wasaarradahan ayaa waxay kala yihiin:<\/p>\n<ol>\n<li><strong>Beeraha<\/strong><\/li>\n<li><strong>Ganacsiga<\/strong><\/li>\n<li><strong>Xanaanada xoolaha<\/strong><\/li>\n<li><strong>Patroolka<\/strong><\/li>\n<li><strong>Wasaaradada hawlaha guud iyo dibushiska<\/strong><\/li>\n<li><strong>Wasaradda gaadiidka<\/strong><\/li>\n<li><strong>Boostada iyo isgaarsiinta.<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p>Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Wasaaradaha laga jartay Korontada heli waayeen lacagihii loogu tala galay adeegyada lagama maarmaanka u ah Wasaaradaha, sida <strong>biyaha<\/strong> iyo <strong>Korontada<\/strong> oo qarash gaar wasaarad walba loo siin jiray inay ku dabirto.<\/p>\n<p>Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii shalay ka dooday Miisaaniyadda dowladda oo ay soo gudbisay Wasaarradda Maaliyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo ka oo baxay Wasiirradda Wasaarradahan la sheegay in laga jartay Korontada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 nov 2018 (Puntlandes)\u00a0Xarumaha ilaa 7 Wasaarraddood oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa laga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55391,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-55390","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1351,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55390","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=55390"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55390\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55392,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55390\/revisions\/55392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/55391"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=55390"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=55390"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=55390"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}