{"id":55393,"date":"2018-11-13T13:03:08","date_gmt":"2018-11-13T12:03:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55393"},"modified":"2018-11-13T13:03:08","modified_gmt":"2018-11-13T12:03:08","slug":"golaha-shacabka-oo-wasiir-beyle-ka-dalbaday-inuu-faah-faahiyo-ujeedka-22-milyan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55393","title":{"rendered":"Golaha Shacabka Oo Wasiir Beyle Ka Dalbaday Inuu Faah-faahiyo Ujeedka $22 Milyan"},"content":{"rendered":"<p>13 nov 2018 (Puntlandes) Wasiirka maaliyadda ee JFS Cabdiraxmaan Beyle ayaa golaha shacabka ka dalbaday inay ansixiyaan $22 Milyan oo degdeg ah oo mushaarka ciidanka ah\u00a0kadib markii dalalkii bixin jiray ay jareen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-55394\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a1.jpg\" alt=\"\" width=\"524\" height=\"393\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a1.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a1-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/84a1-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 524px) 100vw, 524px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir Beyle oo arrintaas ka hadlayey ayaa yiri\u201cSida aad ogtihiin ciidamo ku dhawaad ilaa 8,000 oo askari ayaa mushaarkooda waxaa bixin jiray dowlado kale, \u00a0dowladihaasina waa ay joojiyeen lacagahaas ay ciidanka ku bixin jireen, waxa ayna \u00a0noqotay annaga inay nagu soo wareegto, \u00a0\u00a0waxa ayna noqotay inaan samayno waxa aan sameyn karno, aanana wax uraadino, marka lacagbaa ku soo biirtay misaaniyadii sanadkaan 2019ka, \u00a0cadadkeeduna waxa uu gaarayaa 17milyan, \u00a0cadeentana waxa ay ku cadahay warqadii aan idiin soo gudbinay ama dheeli tirka 17milyan ayuu nuxuxkeedu yahay\u201d<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa uu Beyle sheegay 5.5 milyan Oo RCF \u201cWaxaa kaloo jira lacagaha RCF oo aad kawada warheysaan worldbank \u2013ka, \u00a0qoladan shirka ka imaanaysa \u00a0kuwaas oo aan miisaaniyadda noogu jirin oo ilaa 5.5 milyon ah, 5.5milyan waa inay ka muuqdaan maaliyada waraaqadeena , waan u baahanahay labadas arrimood, kaliya ayaan maanta ajandaheenu ku kooban yahay, waxaan u baahanahay in ciidankii mushaarkoodii isu taagno, sidaan u bixin laheen adinkoo aad umahadsan sharafweyna aniga iga mudan iyo wasaaradda maaliyada in intaas yare qajacdaa aad noo ansixisaan maantaoo aanan isugu soo noqon \u201c<\/p>\n<p>Xildhibaannada golaha shacabka oo goobta ka hadlay ayaa ogolaaday in ciidamo mushaar la siiyo, iyaga oo su\u2019aalo badan ka keenay, halka ay joogaan ciidamadaasi, kuwa ay yihiin, qoodada ka maqan midkiiba waa imisa iyo guud ahaan tiradooda, su\u2019aalahaas oo aanu ka jawaabin wasiir Beyle.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 nov 2018 (Puntlandes) Wasiirka maaliyadda ee JFS Cabdiraxmaan Beyle ayaa golaha shacabka ka dalbaday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55394,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-55393","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1396,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=55393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55395,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55393\/revisions\/55395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/55394"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=55393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=55393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=55393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}