{"id":55435,"date":"2018-11-16T11:19:29","date_gmt":"2018-11-16T10:19:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55435"},"modified":"2018-11-16T11:19:29","modified_gmt":"2018-11-16T10:19:29","slug":"dowlada-jabuuti-oo-qorsheynaysa-in-eritrea-ay-ka-dacweysa-maxkamada-icj","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55435","title":{"rendered":"Dowlada Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka  dacweysa Maxkamada ICJ"},"content":{"rendered":"<p>16 Nov 2018 (Puntlandes) Dawladda Jabuuti ayaa qorshaynaysa in Eritrea ay ku dacwayso Maxkamada caalamiga ah ee ICJ si xal looga gaaro muranka xuduuda ee labada dal.<\/p>\n<p>Dowlada Jabuuti ayaa ka codsatay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey inay ka taageeraan sidii loo xallin lahaa muran xuduudeedka kala dhaxeeya\u00a0<span id=\"more-20526\"><\/span>dalka Eritrea iyo inay dacwo ka furtaan maxkamadda cadliga ee International Court of Justice.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dj-et.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55436\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dj-et.jpg\" alt=\"\" width=\"670\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dj-et.jpg 670w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dj-et-300x177.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dj-et-292x172.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/dj-et-638x376.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 670px) 100vw, 670px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ambassador Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti \u00a0\u00a0ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in dalkiisa uu doonayo in xal kama dambeys ah loo helo khilaafka xadka ee kala dhaxeeyo Eritrea iyo in lagu kala baxo qaanuunka dowliga ah.<\/p>\n<p>\u201cDjibouti waxaa ay golahu ugu yeertay iyada oo kaashaneysa taageerada xogheyaha guud in labada dhinac ay muranka ku xaliyaan si nabad ah, oo cid kale ay dhex-dhexaadiso sida maxkamadda cadilga adduunka ee ICJ\u201d ayuu yiri Ambassador Ducaale.<\/p>\n<p>Sida uu qorayo qodobka 33 ee dastuurka UN-ka, \u00a0waxaa uu ogalaanayaa in dalalka muranka ka dhaxeeyo ay xal iyo qaab nabadeed u raadin karaan xuquuqdooda.<\/p>\n<p>Arrimaha Djibouti ku doodeyso waxaa ka mid ahaa milkiyadda Jasiiradda Doumeira\u00a0iyo 13 askari oo weli lagu la\u2019yahay gacanta Eritrea.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo beegmeysa xilli Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ka qaaday cunoqabataynta hubka dowlada Eritrea isla markaana dalalka Soomaaliya,Itoobiya iyo Eritrea ay isbahaysi gaar ah ka sameynayaan geeska Afrika.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 Nov 2018 (Puntlandes) Dawladda Jabuuti ayaa qorshaynaysa in Eritrea ay ku dacwayso Maxkamada caalamiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55436,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-55435","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1154,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55435","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=55435"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55435\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55437,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55435\/revisions\/55437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/55436"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=55435"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=55435"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=55435"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}