{"id":55765,"date":"2018-11-23T10:49:25","date_gmt":"2018-11-23T09:49:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55765"},"modified":"2018-11-24T10:49:43","modified_gmt":"2018-11-24T09:49:43","slug":"akhriso-hanti-dhowrka-guud-oo-fulinaya-amarkii-khayre-oo-qoraal-jawaab-ah-ka-soo-saaray-warbixintii-musuqa-ee-guddiga-maaliyadda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55765","title":{"rendered":"Akhriso Hanti dhowrka Guud oo fulinaya amarkii Khayre oo qoraal jawaab ah ka soo saaray warbixintii musuqa ee Guddiga Maaliyadda"},"content":{"rendered":"<p>23 Nov 2018 (Puntlandes)\u00a0 Hanti dhowrka Guud ee Soomaaliya\u00a0Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) oo fulinaya amarkii uu siiyey Ra&#8217;iisul Wasaaraha xukuumadda Fa\u00e9deraalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa qoraal jawaab ah ka soo saaray warbixintii Guddiga Maaliyadda golaha Shacabku ay banaanka ku soo dhigeen musuqmaasuqa ay xukuumada Khayre ku kacday.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b4-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55768\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"601\" height=\"379\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b4-1.jpg 601w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b4-1-300x189.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b4-1-292x184.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 601px) 100vw, 601px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraalka Hantidhowraha Guud oo cinwaan looga dhigay Iftiimin iyo Talo ayaa loo diray Gudoomiyaha Golaha Shacabka, iyadoo lagu ogeysiiyay Madaxweynaha, waxaana lagu sheegay in walaac uu ka qabo xafiiska Hanti dhowrka qoraalka ka soo baxay Guddiga Maaliyadda, isla markaana uu ahaa qoraal gudaha Baarlamaanka, balse u gudbay warbaahinta iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Hanti dhowrka Guud ayaa sheegay in dhammaan warqada Guddiga shaaciyay ay ka soo hormareen waqtigooda, isla markaana aanay jirin talo ama xog hubin ah ay ka soo dalbadeen xafiisyadii u igmanaa howlahan inta aanay soo bandhigin qoraalkooda.<\/p>\n<p>Xafiiska Hanti dhowrka oo ah hay&#8217;ad madax banaan ay shaqadeedu tahay dabagalka xukuumadda ma sharci baa inay qoraal ay ku difaacayso xukuumadda ay soo saarto? Muxuuse ka dhigayaa falkaani xafiiskaas uu sharcigu siiyey inuu madax banaanaado? &#8230;..meel Khayre leeyahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b2-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55766\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"906\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b2-1.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b2-1-230x300.jpg 230w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b2-1-292x380.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b2-1-638x831.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b3-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55767\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b3-1.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b3-1-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b3-1-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/97b3-1-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Nov 2018 (Puntlandes)\u00a0 Hanti dhowrka Guud ee Soomaaliya\u00a0Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) oo fulinaya amarkii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55768,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-55765","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1071,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=55765"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55769,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55765\/revisions\/55769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/55768"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=55765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=55765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=55765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}