{"id":55776,"date":"2018-11-24T22:17:44","date_gmt":"2018-11-24T21:17:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55776"},"modified":"2018-11-24T22:17:44","modified_gmt":"2018-11-24T21:17:44","slug":"daawo-qaar-ka-mid-doodihii-maanta-golaha-shacabka-ee-guddiga-maaliyadda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55776","title":{"rendered":"Daawo qaar ka mid doodihii maanta golaha shacabka ee  Guddiga Maaliyadda"},"content":{"rendered":"<p>24 Nov 2018\u00a0 (Puntlandes) Maanta ayaa maanta waxaa golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ka dhacday fal aad u xoolxun oo ay soo abaabushay xukuumadda RW Khayre, taas oo u caburisay waxrbintii Guddiga Maaliyadda ay soo gudbiyeen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/95a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-55511\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/95a.jpg\" alt=\"\" width=\"506\" height=\"321\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/95a.jpg 1278w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/95a-300x190.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/95a-768x487.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/95a-1024x649.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/95a-292x185.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/95a-638x404.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 506px) 100vw, 506px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulanka Golaha Shacabka waxaa waxbin ka jeedisay Guddoomiye Kuxigeenka Bangiga Dhexe waxayna tiri &#8220;lacagta Dowladda soo gashay, $50 Milyan Wasiirka Maaliyada ayaa nagu Amray in aan $10 milyan ku Wareejino Dowladda bishii Oktoobar, Wasiirka ayaa haddana na amray bishii Nofeembar inaan bixino $6 Milyan, waana dhiibnay, $4 Milyan ayuu haddana naga qaaday, $10 Milyan ayaan haddana u dhiibnay Wasiirka Maaliyadda, waana $30 Milyan. Wasiirka Maaliyada ayaa nagu war galiyay in aanan lataaban karin lacagta $20-ka Milyan ee hartay, laakiin intuu soo laabtay ayuu naga qaaday $5 Milyan, waxa uuna yiri ma habooneyn ee waa loo baahday. Hadda waxaan haynaa $15 Milyan iyo lacag kale oo mashaariic loogu talagalay&#8221;.<\/p>\n<p>Daawo muuqaalka Gudoomiye kuxigeenka Bankiga Dhexe oo faahfaahinaysa Lacagtii Sacuudiga ka timid.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Ef5TTdApe_8\" width=\"500\" height=\"473\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p>Daawo Xil C\/Xakiin Macalin &#8221;Tobanka Xildhibaan ee warqaddii hore kahor yimid qaarkood dalka majoogaan, halka kuwa kalena ay joogeen kulankii maaliyadda&#8221;.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/C0_QWinH_RQ\" width=\"500\" height=\"473\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nGud guddiga Maaliyada ee golaha Shacabka oo caddeeyey in xukuumadda Federaaalku musuqmaasuq gashay<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/1Tcxj3hNh0s\" width=\"500\" height=\"473\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Daawo Xil C\/laahi Maxamad &#8220;waxaa la hayaa saxiixyada &amp; sawirada xubnaha gudiga ee ka been abuurtay warbixin&#8221;<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/xKbGKk7Tbhs\" width=\"500\" height=\"473\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Daawo Gudoomiye Cawad oo caburiyey Xildhibaanada golaha inay ka doodaan warbixinta<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Z7hN1rWIqSs\" width=\"500\" height=\"473\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nDAAWO WASIIR BEYLE OO QIRAY IN WAXBIXINTA MUSUQMAASUQA EE GUDDIGA MAALIYADA AY DHAAWACDAY DAWLADA FARMAAJO<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dvTtXtvx_oU\" width=\"500\" height=\"473\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 Nov 2018\u00a0 (Puntlandes) Maanta ayaa maanta waxaa golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ka dhacday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55511,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-55776","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1435,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55776","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=55776"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55777,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55776\/revisions\/55777"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/55511"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=55776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=55776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=55776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}