{"id":55890,"date":"2018-11-26T12:56:03","date_gmt":"2018-11-26T11:56:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55890"},"modified":"2018-11-26T12:56:03","modified_gmt":"2018-11-26T11:56:03","slug":"macalimu-xukuumadda-khayre-waxay-wariyeyaashii-ka-dhigtay-mid-loo-hanjabo-mid-la-laaluushomuuqaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=55890","title":{"rendered":"Macalimu \u201dXukuumadda Khayre Waxay wariyeyaashii ka dhigtay mid loo Hanjabo &#038; mid la laaluusho(Muuqaal)"},"content":{"rendered":"<p>26 Nov 2018\u00a0 (Puntlandes) Xogheyaha guud ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimu oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in uu jiro saxafi muddo todobaad ah u xiran dowladda Federaalka oo aan Maxkamad la soo taagin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/105a7.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55891\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/105a7.png\" alt=\"\" width=\"497\" height=\"258\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/105a7.png 780w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/105a7-300x156.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/105a7-768x399.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/105a7-292x152.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/105a7-638x331.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/105a7-190x100.png 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 497px) 100vw, 497px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Macalimu ayaa ku eedeeyey xukuumadda Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre inay saxaafadda ku heyso cabburin, qaarna ay laaluush siiyo, halka qaar kalena laaluushto si ay u aamusiso ama ay uga sheegaan wax ay jeceshahay.<\/p>\n<p>Saxafiga Nuur Ismaaciil Sheekh ayuu sheegay inay ciidamada dowladda xireen 20-kii November, taas oo ay ahayd in sabtidii la keeno maxkamadda laakin aan dhicin, isaga oo intaasi raaciyey in waalidkiisa xataa loo diiday inay arkaan.<\/p>\n<p>Maxamed Ibraahim Macalimu oo arrintaas ka hadlayo wuxuu yiri \u201cArrintaas waxaa moodaa inay tahay arrin walaac weyn ku haysa saxafiyiinta Soomaaliyeed, isla markaana caburin ku ah dadka saxaafadda iyo wariyeyaasha wax u qora\u201d.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, wuxuu eedeeyey hab-dhaqanka xukuumadda ra\u2019isul wasaare Kheyre ee dhanka saxaafadda \u201c Hab-dhaqanka xukuumadda hadda jirta ee uu ra\u2019isul wasaaraha ka yahay ra\u2019isul wasaare Xasan Cali Khayre, waxaan dhihi karnaa waa xukuumaddii ugu qalafsaneyd\u00a0 ee soo marta saxaafadda Soomaaliyeed, waxaa ay ula dhaqmaan hab adag, ma daba-galaan kuwa weriyeyaasha dhibaateeya, waxaad ogtihiin October 15, ee bishii la soo dhaafay weriye Cabadalla Muumin oo xafiiska ra\u2019isul wasaaraha dad ka tirsan u hanjabeen ilaa hadda wax baaris ah laguma sameyn, waxaad ogtihiin in weriyey lagu dilay beerta nabadda Xamar-jabab oo nimman askar ah ay toogteen, ilaa hadda meel dabagal loogu sameeyey ma jirto, xukuumadda wax dabagal ah ama wax war ah oo ay ka keentay ma laha, sidee suuro-gal ku tahay in nin booliis ah oo shaqo ku jira la yiraahdo lama garanaayo, waa arrin ku talo-gal ah, isla markaana raalli- laga yahay\u201d.<\/p>\n<p>Maxamed Ibraahim Macalimu, wuxuu uu xukuumadda federaalka ah ku eedeeyey inay hanjabaad iyo laaluush isticmaasho \u201cxukuumadda hadda jirta waxaa ay u go\u2019doontay inay weriyeyaasha kala qeybiso, inay ururadii suxufiyiinta soo dhex galaan oo la kala qeybiyo, waxaa ay sameysay 2 arrin oo waaweyn oo aan horay u dhicin (1) inay caburin ku sameeyaan weriyeyaasha Soomaaliyeed (2) Qaar la laaluushay oo inta mushaar bille ah loo qoray ha ahaado saxafi ama saxaafad, isla markaana loo diiday inay runta sheegaan. Waa arrin kale oo walaac muujineysa oo ay gaar u tahay xukuumadda hadda jirta\u201d.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Xogheyaha guud ee ururka saxafiyiinta NUSOJ waxaa uu leeyahay arrintan waa mid xasaasi ah, waayo haddii weriye la waayo, oo la waayo qof ka hadlo musuqa, oo weriyeyaasha noqdaan qaar la laaluusho, qaarna loo hanjabo, waxaa ay keeneysaa inay khatar gasho dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Hlj1wjmfHFs\" width=\"680\" height=\"573\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Nov 2018\u00a0 (Puntlandes) Xogheyaha guud ee NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimu oo maanta shir jaraa\u2019id&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55891,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-55890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1736,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=55890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55892,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/55890\/revisions\/55892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/55891"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=55890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=55890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=55890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}