{"id":56252,"date":"2018-12-09T12:58:10","date_gmt":"2018-12-09T11:58:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56252"},"modified":"2018-12-09T12:58:10","modified_gmt":"2018-12-09T11:58:10","slug":"sawirro-madaxweyne-farmaajo-oo-dhagax-dhigay-dib-u-dhiska-matxafka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56252","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay dib-u-dhiska Matxafka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib-u-dhiska Xarunta Madxafka Qaranka oo ka mid ah goobaha danta guud ee dib loogu dhisayo Barnaamijka Isxilqaan.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha ayaa mar kale ku celiyay in dadka Soomaaliyeed aysan sugin gacmo shisheeye oo u dhisa dalkooda ee taas baddalkeeda ay isku tashadaan, una istaagaan ka qayb qaadashada barnaamijkan isxilqaanka ah.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha ayaa tilmaamay in fekerka Isxilqaan uu hadda ficil isu baddalay oo Madaxfka Qaranku uu yahay xaruntii labaad oo shaqada dhismuhu ka bilaabatay, iyadoona dib-u-dhiska Tiyaatarku uu meel wanaagsan marayo.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cBacdamaa ay guul ahayd in aan bilownay shaqada dib-u-dhiska Tiyaatarka Qaranka, waxaan ku xejineynaa Madxafka, Maktabadda Qaranka iyo xarumo badan oo dowladdu leedahay, kuwaas oo ay ka mid yihiin goobo waxbarasho iyo kuwo caafimaad.\u201d<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u mahadceliyay dhammaan shacabka iyo mas\u2019uuliyiinta dowladda ee ay ka go\u2019an tahay in ay maskax, maal iyo muruqba ku bixiyaan Ololaha Isxilqaan.<\/p>\n<p align=\"left\">Guddoomiyaha Guddiga dhismaha Madxafka Qaranka ahna Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Cashuur Xasan ayaa sheegay in ay diyaariyeen qorshe dib-u-dhiska Madxafka Qaranka lagu dhammaystirayo sanadka soo socda.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-56253\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b3.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b3.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b3-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b3-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-56254\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b4.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b4.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b4-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b4-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b4-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-56255\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b5.jpg\" alt=\"\" width=\"661\" height=\"441\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b5.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b5-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b5-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b5-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133b5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 661px) 100vw, 661px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib-u-dhiska Xarunta Madxafka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":56254,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-56252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1196,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=56252"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56256,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56252\/revisions\/56256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/56254"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=56252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=56252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=56252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}