{"id":56412,"date":"2018-12-12T12:38:45","date_gmt":"2018-12-12T11:38:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56412"},"modified":"2018-12-12T12:38:45","modified_gmt":"2018-12-12T11:38:45","slug":"war-saxaafadeed-musharaxiinta-isbedel-doonka-kg-oo-walaac-ka-muujiyay-amniga-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56412","title":{"rendered":"War Saxaafadeed: Musharaxiinta isbedel doonka KG oo walaac ka muujiyay amniga Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>12 Dec 2018 (Puntlandes) Musharrixiinta isbedel doonka madaxabanaan ee Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) waxay aad uga walaacsan yihiin iyadoo lagu jiro xilli xasaasi ah oo loona diyaargaroobayo doorashada madaxweynaha KGS in magaalada Baydhaba amnigeedi wanaagsanaa faraha laga sii bixinayo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/109.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55115\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/109.png\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"320\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/109.png 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/109-300x200.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/109-292x195.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/109-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa xaaladahaa amni darrada ah abuuraya shaqsiyaad ka tirsan laamaha amniga ee Dowlad Goboleedka KGS, falalkaasi waxay saameyn weyn ku yeelan karaan ama sababi karaan in amnigii faraha ka baxo iyo weliba inaanay doorasho xor iyo xalaal ah ka dhicin magaalada Baydhabo oo ah caasimada kumeel gaarka ee KGS, sidaa darteed waxaan soo saarnay warmurtiyeedkan hoos ku xusan:<\/p>\n<ol>\n<li>Musharaxiinta madax banaan ee isbedel doonka KGS waxey canbaareynayaan<br \/>\ndhacdadii maanta ka dhacdey magaalada Baydhabo, ka dib markii ciidamada amniga<br \/>\nKGS rasaas ku fureen dad shacab ah oo banaan bax nabad gelyo ah ka dhigayey<br \/>\nmagaalada Baydhabo, taasoo sababtay dhaawaca dad rayid ah oo aan waxba<br \/>\ngalabsan,<\/li>\n<li>Waxaan murugada la qeybsaneynaa ehellada dadkii dhacdadaas ku dhaawacmey,<br \/>\nilaahayna uga baryeeynaa intii dhaawacantayna in uu caafimaad deg deg ah siiyo.<\/li>\n<li>Musharrixiinta waxay ugu baaqayaan Maamulka KGS in ay sharciga horkeenaan<br \/>\nciddii ka danbaysay falkaa arxan darrada ah.<\/li>\n<li>Musharrixiinta waxay xusuusinayaan laamaha amaanka KGS in dastuurku u oggol<br \/>\nyahay in muwaadiniinta Soomaliyeed ay mudaaharaad nabad ah samayn karaan<br \/>\nkuna cabbiri karaan afkaartooda si dimoqraadi ah, sida muwaadiniinta kale ee dalka<br \/>\nqeybihiisa kale ay u bannaanbaxaan iyagoo aan cabburin kala kulmin laamaha<br \/>\naminga meelaha ay joogaan.<\/li>\n<li>Waxay laamaha amniga ugu baaqayaan in ay dhowraan xuquuqda shacabka rayidka<br \/>\nah, xurriyatul qoolka (free speech) iyo madax banaanida aragtida iyo ra\u2019ayiga<br \/>\ndadweynaha.<\/li>\n<li>Musharrixiinta Isbedel doonka madaxabanaan ee KGS waxay ugu baaqayaan<br \/>\nlaamaha amniga inay joojiyaan caburinta shacabka, kana fogaadaan wax allaale<br \/>\nwixii keeni kara isku dhac bulsho.<\/li>\n<li>Waxay halkaan baaq ugu dirayaan dhammaan bulshooyinka ku nool deegaanada<br \/>\nKGS in ay is dejiyaan, nidaamka ilaaliyaan, kuna dadaalaan nabadda iyo kala<br \/>\ndambeynta islamarkaasna wada shaqeyn dhab ah la yeeshaan laamaha amniga ee<br \/>\nDowlad Goboleedka KGS.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Musharrixiinta:<\/p>\n<ol>\n<li>Dr. Ibrahim Moalim Nurow<br \/>\n2. Sheikh Mukhtar Roobow Ali (Abu Mansuur)<br \/>\n3. Adan Mohamed Nur (Saransoor)<\/li>\n<\/ol>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134be.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-56413\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134be.jpeg\" alt=\"\" width=\"612\" height=\"785\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134be.jpeg 611w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134be-234x300.jpeg 234w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134be-292x375.jpeg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 612px) 100vw, 612px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134e1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56414\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134e1.jpeg\" alt=\"\" width=\"531\" height=\"684\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134e1.jpeg 531w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134e1-233x300.jpeg 233w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134e1-292x376.jpeg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 531px) 100vw, 531px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Dec 2018 (Puntlandes) Musharrixiinta isbedel doonka madaxabanaan ee Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) waxay aad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55115,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-56412","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1214,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56412","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=56412"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56415,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56412\/revisions\/56415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/55115"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=56412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=56412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=56412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}