{"id":56416,"date":"2018-12-12T13:08:27","date_gmt":"2018-12-12T12:08:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56416"},"modified":"2018-12-12T13:08:27","modified_gmt":"2018-12-12T12:08:27","slug":"ciidamo-loo-diyaariyey-inay-sameeyaan-banaanbax-inay-dilaan-xildhibaanada-mucaaradka-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56416","title":{"rendered":"Ciidamo loo diyaariyey inay sameeyaan banaanbax &#038; inay Dilaan Xildhibaanada mucaaradka ah!!!"},"content":{"rendered":"<p>12 Dec 2018 (Puntlandes) Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaaya in Dawlada Federaalku diyaarisay, Ciidamo tababaro u socdeen iyo kuwa tababaranba, inay bari Banaanbax Farmaajo, madaxweynaha Mooshinku ka yaal, lagu taageeraayo sameeyaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53322\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3a.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"244\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3a.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3a-300x181.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3a-292x177.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3a-638x386.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ciiidamadaan ayaa la qorsheeyey inay iska dhigaan shacab ka Gadoodsan Mooshinka xil ka qaadista ee Farmaajo.<\/p>\n<p>Labadii maalin ee u danbeysay lacago ayaa loo qaybinaayey Ciidamadaan, waxaana la baraayey hab ay u wada shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa loo diyaariyey cutub ka tirsan ciidamada sida gaar ah u tababaran ee ka amar qaata Agaasime ku xigeenka NISA Fahad Yaasiin inay Qaarajiyaan ama dhibaato u geystaan Xildhibaanada Mucaaradka ah dawladda Nabad iyo Nolol.<\/p>\n<p>Waxaana wararku sheegayaan inay jiraan Taliyayaal arintaas diidey oo la xiray.<\/p>\n<p>Doraad ayey ahayd markii Xukuumaddu lacag ku soo abaabushay barakacayaasha si ay u sameeyaan banaanbax loo ekaysiiyey in lagu taageerayo Farmaajo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Dec 2018 (Puntlandes) Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaaya in Dawlada Federaalku diyaarisay, Ciidamo tababaro&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53322,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-56416","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1408,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56416","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=56416"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56416\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56417,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56416\/revisions\/56417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53322"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=56416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=56416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=56416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}