{"id":56427,"date":"2018-12-13T10:27:37","date_gmt":"2018-12-13T09:27:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56427"},"modified":"2018-12-13T11:03:59","modified_gmt":"2018-12-13T10:03:59","slug":"deg-deg-ciidamada-itoobiya-oo-watay-mukhtar-roobow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56427","title":{"rendered":"DEG DEG: Ciidamada Itoobiya oo xiray Mukhtar Roobow kadin amar ka yimid dawlada federaalka"},"content":{"rendered":"<p>13 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay goordhow gurigiisa kala baxeen Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/abuu-mansuur.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56428\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/abuu-mansuur.jpg\" alt=\"\" width=\"650\" height=\"430\" \/><\/a><\/p>\n<p>Roobow oo ka mid ah musharaxiinta ugu cadcad doorashada Koonfur Galbeed ayaa la sheegay in la jirdilay ka hor inta aan la wadan.<\/p>\n<p>Goobjooge ku sugan Baydhabo ayaa sheegay in gaariga la saaray markii la garaacay kadib.<\/p>\n<p>Farmaajo, Khayre iyo Fahad Yasin ayaa ku heshiiyey in Roobow lasoo qabtay dhabe kastana loo maro arrintaas.<\/p>\n<p>Ninkaan ayaa noqday musharaxa ugu cad cad doorashada Koonfur Galbeed waana sababta ay u diidan tahay Dowlada Faderaalku, iyadoo dooneysa in Cabdicasiis Lafta Gareen uu noqdo madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Xariga maanta loo soo geystay Mukhtaar Roobow ayaa fasiraya nooca heshiis ee Farmaajo lasoo galay Itoobiya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay goordhow&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":56428,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-56427","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1230,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56427","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=56427"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56431,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56427\/revisions\/56431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/56428"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=56427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=56427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=56427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}