{"id":56492,"date":"2018-12-14T08:48:32","date_gmt":"2018-12-14T07:48:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56492"},"modified":"2018-12-14T13:07:06","modified_gmt":"2018-12-14T12:07:06","slug":"faahfaahin-xaaladdii-u-dambsysay-ee-baydhabo-xildhibaan-ku-geeriyooday-rabshadaha-socda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56492","title":{"rendered":"Faahfaahin Xaaladdii u dambsysay ee Baydhabo &#038; xildhibaan ku geeriyooday rabshadaha socda"},"content":{"rendered":"<p>14 Dec 2018 (Puntlandes) Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya inay sii xoogeysteen rabshadaha ka socdo magaalada Baydhabo ee bilowday gelinkii dambe ee shalay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/11-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56493\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/11-3.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"500\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in mid kamid ah xildhibaanada baarlamaanka koofur Galbeed uu ku geeriyooday rabshadaha ka taagan magaalada Baydhabo, sida ilo xog ogaal ah ay xaqiijiyeen.<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo lagu magacaabo C\/Shakuur Yacquub Ibraahim oo ka mid ahaa\u00a0 Xildhibaanada Koonfur Galbeed ahaana gudoomiyaha guddiga Amniga ayaa toogasho lagu dilay intii ay socdeen Banaanbaxyadda ka dhanka ah dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xaalada Magaalada Baydhabo ayaa Maanta ah mid kacsan, mana jirto cid ilaa iyo hadda isku dayeysa inay xal ka gaarto xaalada cakiran iyo rabshadaha ka socda Magalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Shacab aad uga caraysan xarigii ay shalay dawladda Soomaaliya u gaysatay musharax Mukhtaar Roobow iyo faragelinta doorashadooda ayeyna ka caraysan yihiim ayaa wadooyinka isugu soo baxaya ilaa shalay iyadoo mararka qaarkood u bilaabanayo dagaal toos ah.<\/p>\n<p>Leyrarkii ku shaqeynayay cad cadeeda ayay dhulka dhigeen qaar kamid ah dadka banaanbaxyada dhigaya oo careysan, waxaana jirin saaka wax dhaqdhaqaaq ganacsi ah oo magaalada ka taagan.<\/p>\n<p>Dadka banaanbaxyada dhigaya ayaa gubaya lugaha \u201cTaayarada\u201d baabuurta, waxaana ay dhagxaan la dhacayaan goobaha ganacsi ee furan ee ku yaala magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Dec 2018 (Puntlandes) Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya inay sii xoogeysteen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":56493,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-56492","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1346,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56492","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=56492"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56492\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56504,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56492\/revisions\/56504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/56493"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=56492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=56492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=56492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}