{"id":56521,"date":"2018-12-14T18:51:38","date_gmt":"2018-12-14T17:51:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56521"},"modified":"2018-12-14T18:51:38","modified_gmt":"2018-12-14T17:51:38","slug":"akhriso-war-saxaafadeedka-musharixiinta-isbedel-dooka-ee-kgs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56521","title":{"rendered":"AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA MUSHARIXIINTA ISBEDEL DOOKA EE KGS"},"content":{"rendered":"<p>WAR SAXAAFADEED MUSHARIXIINTA ISBEDEL DOOKA KGS<\/p>\n<p>Musharixiinta madaxweynaha KGS ee isbedeldoonka ah ayaga oo aad uga xun falkii guracnaa ee<br \/>\nlagula kacay mid kamid ah Musharixiinta isbedeldoonka KGS, kaasoo lagudoonsiyay shahaadadiisa<br \/>\nmusharxnimada kuna guda jiray howlihiisii ololoha ee caadiga ahaa, una yimid shir lagu wada<br \/>\nbalansanaa dhamaan musharixiinta Xilka madaxweynaha KGS, waxa ay soo saareen qodobadaan<br \/>\nhoos ku xusan:<\/p>\n<p>1- In musharax madaxweyne Muqtaar Roobow cali (Abuu mansuur) uu xuriyadiisa dib u helo,<br \/>\nloona ogolaado in uu kaqayb galo tartanka musharxnimada MDKGS.<\/p>\n<p>2- Waxa ay musharixiinta isbedeldoonka KGS tacsi u dirayaan dhamaan eheladii iyo asxaabtii<br \/>\nay kageeriyoodeen muwaadininta reer KGS, waxa ayna Ilaahay Uga baryayan in uu<br \/>\ncaafimaad buuxa siiyo inta ku dhawacantayna bogsiiyo shaqaaqadii kadhacday magalada<br \/>\nbaydhabo.<\/p>\n<p>3- Musharixiinta waxa ay ka digayaan Cawaqibxumada amniyeed ee kadhalankarta Falalka<br \/>\nnoocaan oo kale ah, waxa ayna dowlada federalka Somaliya ugu baaqayaan in ay kafiirsato<br \/>\nfalalka keeni kara degenansho la aan siyayasadeed iyo mid amni intaba.<\/p>\n<p>4- Musharaxiinta waxa mar labaad baaq udirayaan dowlada federalka soomaliya ayaga oo ka<br \/>\ncodsanayana in ay dhex dhexaad ka aahaato arimaha kusaabsan doorashada KGS, ayna<br \/>\nixtiraanto rabitaanka shacabka, aysan marnaba is ku dayin caburinta iyo is hor istaaga<br \/>\nrabitaanka dadweynaha KGS.<\/p>\n<p>5- Musharixiinta waxa ay ka codsanayaan wax garadka, aqoonyahanada, nabadoonada,<br \/>\nsalaadiinta konfurgalbeed soomaliya in ay u kacaan nabadaynta iyo ka hortaga dhibaatooyin<br \/>\nsababi kara burbur dhaqaale iyo mid nafeed intaba, ayaga oo ku baaqaya in aan la ogolaanin<br \/>\ndhibaataynta shacabka. iyo in nabad loo helo qalqalka siyaasadeed ee soo wajahay KGS<\/p>\n<p>6- Ugu danbayn, musharixiinta waxa ay ugu baaqayaan dadweynaha ku nool Guud ahaan<br \/>\ndeegaanada KGS, gaar ahaan magaalada baydhabo in xasiloonida iyo degananshaha<br \/>\ndeegaanka la ilaaliyo, Lagana taxadaro cawaqib xumada ka dhalankarta dagaal sokeeye iyo<br \/>\nbur bur ku yimaada deegaanka, waxa kale oo ay musharixiinta ogaysinayaan dhamaan<br \/>\ndadwenaha ku nool magaalada in dhibka iyo dhawacaba uu gaaraayo dadka iyo deegaanka<br \/>\nsidaasi daraded waxaa muhiim ah in la is dajiyo lagana shaqeeyo horumarka iyo<br \/>\nxasiloonidda.<\/p>\n<p>Musharixiinta:<br \/>\n\u27a2 Dr. Ibrahim Macalin Nuur.<br \/>\n\u27a2 Aadan Maxamed Nuur ( Saransoor).<br \/>\nDHAMAAD<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134f9.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-56522\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134f9.png\" alt=\"\" width=\"691\" height=\"898\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134f9.png 714w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134f9-231x300.png 231w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134f9-292x380.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134f9-638x829.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 691px) 100vw, 691px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134f9a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-56523\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134f9a.png\" alt=\"\" width=\"685\" height=\"896\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134f9a.png 712w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134f9a-229x300.png 229w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134f9a-292x382.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/134f9a-638x834.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 685px) 100vw, 685px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAR SAXAAFADEED MUSHARIXIINTA ISBEDEL DOOKA KGS Musharixiinta madaxweynaha KGS ee isbedeldoonka ah ayaga oo aad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":55115,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-56521","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1266,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56521","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=56521"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56524,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56521\/revisions\/56524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/55115"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=56521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=56521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=56521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}