{"id":56548,"date":"2018-12-15T11:15:10","date_gmt":"2018-12-15T10:15:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56548"},"modified":"2018-12-15T11:15:10","modified_gmt":"2018-12-15T10:15:10","slug":"banaanbaxii-baydhabo-oo-maalintii-3aad-socda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56548","title":{"rendered":"Banaanbaxii Baydhabo oo maalintii 3aad socda"},"content":{"rendered":"<p>15 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Xaalada magaalad Baydhabo ayaa maalintii 3aad aad u kacsan, iyadoo weli banaan baxyo xoog badan oo rabshado wata ay ka socdaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-56549\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a4.jpg\" alt=\"\" width=\"606\" height=\"403\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a4.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a4-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a4-638x424.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 606px) 100vw, 606px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Banaanbaxyada ayaa waxaa looga soo horjeedaa xariggii Mukhtaar Roobow oo ka mid ahaa Musharaxiintii u taagneyd xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Wararka saaka laga helayo magaalada ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska la dhigay waddooyinka, si ay xaalada u dejiyaan, hase ahaatee waxaa muuqata in weli xaalada deganeyn ayna xakamayn la\u2019yihiin dadka caraysan.<\/p>\n<p>Dadweynaha dibad baxaya ayaa gubaya taayaro, iyadoo dhagxaan ku xiraya jidadka, taasoo keentay in maalintii 3aad ay magaalada gasho xaalad degenaansho la\u2019aan ah.<\/p>\n<p>Dadweynaha dibad baxaya ayaa muujinaya sida ay uga soo horjeedaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, iyagoona muujinaya sida ay u taageersan yihiin.<\/p>\n<p>Ganacsiga ayaa ah mid weli xiran, halka gaadiidka aanu shaqeyneyn, waddooyinka ayaa ah kuwo gebi ahaanba dhagxaan iyo taayaro holcaya ka buuxaan.<\/p>\n<p>Ciidamadii Itoobiya ee shalay gudaha u soo galay magaalada ayaa dib ugu laabtay xeryahooda isla shalay.<\/p>\n<p>Isgaarsiinta Baydhabo ayaa saaka mar kale hawada laga saaray, waxaana weli go\u2019in qadka Internet-ka oo shaqeynaya, waxaana baraha bulshada la soo dhigayay sawirro banaan baxyada ah.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Xaalada magaalad Baydhabo ayaa maalintii 3aad aad u kacsan, iyadoo weli banaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":56549,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-56548","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1121,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=56548"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56550,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56548\/revisions\/56550"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/56549"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=56548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=56548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=56548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}