{"id":56551,"date":"2018-12-15T11:22:41","date_gmt":"2018-12-15T10:22:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56551"},"modified":"2018-12-15T12:40:16","modified_gmt":"2018-12-15T11:40:16","slug":"xildhibaanada-taageersan-madaxweynaha-mooshinku-ka-yaal-oo-kulan-dhoolatus-ah-ku-leh-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56551","title":{"rendered":"Wasiiradda Xildhibaanada ah oo lagu qasbay inay kasoo qayb galaan kullan lagu taageerayo Madaxweynaha Mooshinku ka yaal"},"content":{"rendered":"<p>15 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanada taageersan Madaxweynaha uu mooshinka xil ka qaadista ka yaallo ayaa maanta kulan ku leh mid ka mid ah Hotelada magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-56563\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a6.jpg\" alt=\"\" width=\"594\" height=\"334\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a6.jpg 811w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a6-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a6-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a6-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a6-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a6-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 594px) 100vw, 594px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kulankan oo ahaa mid maalmihii la soo dhaafay la qaban qaabinayay ayaa ujeedkiisa yahay mid dhoolatus loogu muujinayo tirada Xildhibaanada taageersan Madaxweynaha ee ka hor-jeeda Mooshinka.<\/p>\n<p>Xildhibaanada taageersan Madaxweynaha iyo Xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa ugu badan\u00a0Xildhibaanada wasiirada ah waxayna tan iyo xalay farriimo qoraaleedyo u dirayeen xildhibaanada taaggran madaxda dawladda, si ay uga soo qeyb galaan kulanka qadada ah oo ka dhici doona Hotel SYL.<\/p>\n<p>Xildhibaanada wasiirada ah ayaa amar lagu siiyey inay taageeradooda shacabka u muujiyaan, waxayna ku dhaqaaqeen abaabula kullankan iyagoo kursigooda u baqaya laakiin aan ku qanacsanayn sida xukumaddu wax u maamulayso oo jajuubka uun ah.<\/p>\n<p>Inaysan ku qanasnayn qaabka ay dawladu wax u wado waxaana daliil u ah haddii Madaxweynuhu haysto majooratiga golaha wuxuu ogolaan lahaa in codka kalsoonida loo qaado waana midaas sababta uu u diidan yahay in Mooshinka Baarlamaanka la horgeeyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanada taageersan Madaxweynaha uu mooshinka xil ka qaadista ka yaallo ayaa maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":56563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-56551","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1321,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=56551"}],"version-history":[{"count":8,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56564,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56551\/revisions\/56564"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/56563"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=56551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=56551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=56551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}