{"id":56603,"date":"2018-12-16T13:55:36","date_gmt":"2018-12-16T12:55:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56603"},"modified":"2018-12-16T14:03:34","modified_gmt":"2018-12-16T13:03:34","slug":"deg-deg-wasiir-kii-howlaha-guud-ee-da-wladda-federaalka-oo-iscasilay-waa-maxay-sababtu","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56603","title":{"rendered":"DEG DEG WASIIR KII HOWLAHA GUUD EE DA WLADDA FEDERAALKA OO ISCASILAY, WAA MAXAY SABABTU?"},"content":{"rendered":"<p>16 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasirka Howlaha Guud ee Xukumada Federaalka Soomaaliya Xildhiban Cabdifiiatax Ibraahim Geesey ayaa goor dhawayd iska casilay Xilki Wasirnimoee xukuumadda Khayre.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-56604\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135c.jpg\" alt=\"\" width=\"515\" height=\"343\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135c.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135c-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135c-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135c-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135c-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 515px) 100vw, 515px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Geeseey wuxuu sheegay in sababta uu isaga casilay xilkii ka hayay Xukuumadda tahay kaddib markii uu sida uu hadalka u dhigay u dulqaadan waayay fara-galinta iyo caburinta ay dowladda Soomaaliya ku heyso shacabka iyo bulshada ku dhaqan deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8221;Sababta aan isku casilay waxay tahay ma jirin meel dowladda aan aniga ka tirsannahay ay ku go&#8217;aan qaadatay in la afaduubo lana caburiyo doorashada Koonfur Galbeed, ma jirin meel lagu go&#8217;aansaday in si qasab ah oo waliba afduub ah loo soo xiro muwaadin Mukhtaar Rooboow, loogana reebo doorashada, ma jirin meel lagu go&#8217;aasaday in aan lala tashan Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka deegaannadaas ka jeeda, iyadoo ay jirto in la heerar marayo dhamaan wixii shuruuc ah oo u yaalay dalka, sidaa daraadeed waxaan go&#8217;aansaday in aan marqaati ka sii ahaanin arimahan oo dhan&#8221; ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p>Wuxuu noqonayaa wasiirkii ugu horeeyay ee xukuumadda uga taga wax uu ku tilmaamay fara-galin dowladda Soomaaliya ay ku heyso doorashada daw lad goboleedyada gaar ahaan maamulka Koonfur Galbeed iyo xariga Mukhtaar Rooboow.<\/p>\n<p>Warar kale ayaa sheegaya inuu dhawaan isna is casili doonaan\u00a0\u00a0 waar kale oo ka mid Wasiirada xukuumadda Khayre ee kasoo jeedaKG.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasirka Howlaha Guud ee Xukumada Federaalka Soomaaliya Xildhiban Cabdifiiatax Ibraahim Geesey ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":56604,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-56603","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1628,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=56603"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56607,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56603\/revisions\/56607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/56604"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=56603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=56603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=56603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}