{"id":56811,"date":"2018-12-23T14:33:15","date_gmt":"2018-12-23T13:33:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56811"},"modified":"2018-12-23T14:58:43","modified_gmt":"2018-12-23T13:58:43","slug":"daawo-xildhibaanadii-mooshinka-farmaajo-keenay-oo-ka-hadlay-xaalada-dalka-baaqna-u-diray-xukuumada-somalia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56811","title":{"rendered":"Daawo Xildhibaanadii Mooshinka Farmaajo keenay oo ka hadlay xaalada dalka baaqna u diray xukuumada Somalia"},"content":{"rendered":"<p>23 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay madaxweyne Farmaajo ayaa maanta ka hadlay xaalada dalka uu hadda ku sugan yahay, waxayna baaq u direen xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133f1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-56344\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133f1.jpg\" alt=\"\" width=\"599\" height=\"449\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133f1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133f1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133f1-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133f1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133f1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133f1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133f1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/133f1-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 599px) 100vw, 599px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa ku adkeeyey\u00a0xukuumadda Soomaaliya qodobada kala ah:<\/p>\n<p>Inay faragelinta ka dayso dawlad Goboleedyada dalka, waxayna si gaar ah uga hadleen farogelin ay hadda ku hayso\u00a0xukuumaddu doorashada Puntland la filayo inay dhawaan ka dhacdo iyadoo horay loola socda midii ay ku samaysay doorashada KG<\/p>\n<ul>\n<li><strong>In\u00a0xukuumadda Soomaaliya u madaxbaanayso shaqada Golaha Shacabka, iyadoo shaqadii goluhu ay ka joogsatay xukuumadda<\/strong><\/li>\n<li><strong>Inay\u00a0xukuumadda Soomaaliya ay wax ka qabato amniga dalka ayna furto jidadka xiran<\/strong><\/li>\n<li><strong>Inay\u00a0xukuumadda Soomaaliya joojiso caburinta iyo cagojuglaynta ay ku hayso muwaadiniinta Soomaaliyeed<\/strong><\/li>\n<li><strong>Inaysan\u00a0xukuumadda Soomaaliya keeni karin dalka Ciidanuusan Baarlamaanka Soomaaliya<\/strong><\/li>\n<li><strong>Inay\u00a0xukuumadda Soomaaliya dib u bilowdo wadahadaldii Somaliland<\/strong><\/li>\n<li><strong>Inay Xukuumadu Mukhtaar Roobow usoo celiso xoriyadiisii, dadkii ay Baydhabo ku xirxirtayna xoriyadoodii usoo celiso<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p>Xildhibaanada oo ay u hadleen Xildhibaan Saleebaan Maxamuud xaashi iyo Xildhibaan\u00a0C\/<wbr \/>raxmaan Maxamed Xuseen\u00a0Odowaa waxay ugu baaqeen xukuumadda inay farageinta ka dayso dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Daawo Xildhibaanadii Mooshinka Farmaajo keenay oo ka hadlay xaalada dalka baaqna u diray xukuumada Somalia<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/xI_wXDFUF88\" width=\"600\" height=\"473\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay madaxweyne Farmaajo ayaa maanta ka hadlay xaalada dalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":56344,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-56811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1385,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56811","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=56811"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56814,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56811\/revisions\/56814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/56344"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=56811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=56811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=56811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}