{"id":56848,"date":"2018-12-24T20:22:15","date_gmt":"2018-12-24T19:22:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56848"},"modified":"2018-12-24T20:22:29","modified_gmt":"2018-12-24T19:22:29","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-magacaabay-garsooreyaal-ka-tirsan-maxkamadda-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=56848","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkamadda Sare"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">24 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed.<\/p>\n<p align=\"left\">Garyaqaannada uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalka Garsoorenimo ee Maxkamadda Sare ayaa ah:<\/p>\n<table class=\"m_-5148137601557211332list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"m_-5148137601557211332bullet\" align=\"left\" valign=\"top\">\u25aa<\/td>\n<td class=\"m_-5148137601557211332bullet-text\" align=\"left\">Garyaqaan Xasan Cabdinuur Cabdirixmaan.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"m_-5148137601557211332list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"m_-5148137601557211332bullet\" align=\"left\" valign=\"top\">\u25aa<\/td>\n<td class=\"m_-5148137601557211332bullet-text\" align=\"left\">Garyaqaan Abuukar Axmed Cali (Qasaali).<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"m_-5148137601557211332list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"m_-5148137601557211332bullet\" align=\"left\" valign=\"top\">\u25aa<\/td>\n<td class=\"m_-5148137601557211332bullet-text\" align=\"left\">Garyaqaan Cabdulqaadir Idiris Ciise.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"m_-5148137601557211332last-list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"m_-5148137601557211332bullet\" align=\"left\" valign=\"top\">\u25aa<\/td>\n<td class=\"m_-5148137601557211332bullet-text\" align=\"left\">Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p align=\"left\">Madaxweyne Farmaajo ayaa ku adkeeyey garsooreyaasha uu magacaabay in ay dhawraan sarreeynta sharciga dalka iyo in ay si siman ugu adeegaan shacabka.<\/p>\n<p align=\"left\">Tallaabadan uu qaaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku saleeysan dardar gelinta Golaha Adeegga Garsoorka iyo wax ka qabashada cabshooyinka dhanka cadaaladda ee ka yimid Muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"left\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54947,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-56848","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1143,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56848","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=56848"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56848\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56850,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/56848\/revisions\/56850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54947"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=56848"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=56848"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=56848"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}