{"id":57006,"date":"2018-12-29T10:01:44","date_gmt":"2018-12-29T09:01:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57006"},"modified":"2018-12-29T10:25:05","modified_gmt":"2018-12-29T09:25:05","slug":"puntland-oo-mamnuucday-shaqaalaha-dawladda-federaalak","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57006","title":{"rendered":"Puntland oo mamnuucday shaqaalaha dawladda Federaalka &#038; in lacago kaash ah lasoo galiyo"},"content":{"rendered":"<p>29 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Dawladda Puntland ayaa mamnuucday inta doorshadu socota shaqaalaha dowladda Federaalka Soomaaliya inay Puntland soo galaan sida Wasiirada, Agaasimayaasha ,Saraakiisha ciidanka iyo howl-wadeenada Madaxtooyada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57008\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6a.png\" alt=\"\" width=\"611\" height=\"379\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6a.png 3368w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6a-300x186.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6a-768x477.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6a-1024x636.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6a-292x181.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6a-638x396.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 611px) 100vw, 611px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa kale oo ay\u00a0Dawladda Puntland mamnuucday inaan lacago kaash ah la soo galin karin dhammaan garoomada diyaaradaha iyo baraha kale ee kontoroolada laga soo gaol Puntland.<\/p>\n<p><strong>Go\u2019aanada ka soo baxay Puntland<\/strong><\/p>\n<p>1 \u2013 In cid aan ahayn askari shaqo ku jira aysan hub la dhexmari karin caasimada Puntland ee Garowe mudada doorashadu socoto.<\/p>\n<p>2 \u2013 Inta doorashada Puntland ay dhacayso waxaa la mamnuucay inay soo galaan shaqalaha dowladda Federaalka Soomaaliya, sida Wasiirada, Agaasimayaasha,Saraakiisha Ciidamada iyo howl wadeenada Madaxtoyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>3 \u2013 \u00a0Inaan la soo galin karin lacago kaash ah dhammaan garoomada diyaaradaha iyo baraha kale ee kontoroolada laga soo gaol Puntland, lacag kasta oo sharci daro ku soo gashana waa lala wareegayaa<\/p>\n<p>4 \u2013 In diyaaradaha imanaya Puntland ay soo gudbiyaan liiska rakaabka ay wadaan ka hor inta aysan ka soo degin garoomada Puntland.<\/p>\n<p>5 \u2013 Si loo sugo amaanka xiliga doorashada in la baari doono cid kasta oo soo gasha xaduudaha Puntland<\/p>\n<p>6- Inaan wax agab ciidan oo sharci darro ah lala soo gali karin Puntland.<\/p>\n<p>7- Inaan lagu qaban karin Garowe shirar siyaasadeed oo maamulka gobolka Nugaal uusan ogeyn.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-57007\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6.png\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6.png 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6-225x300.png 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6-292x389.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139c6-638x851.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Dawladda Puntland ayaa mamnuucday inta doorshadu socota shaqaalaha dowladda Federaalka Soomaaliya inay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57008,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-57006","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1438,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=57006"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57011,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57006\/revisions\/57011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/57008"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=57006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=57006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=57006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}